YASHUUCA 21

Magaalooyinkii Reer Laawi 1 Markaasaa madaxdii reer Laawi waxay u soo dhowaadeen wadaadkii Elecaasaar ahaa, iyo Yashuuca ina Nuun, iyo madaxdii reer binu Israa’iil qabiilooyinkoodii. 2 Wayna kula hadleen, iyagoo…

YASHUUCA 22

Reerihii Bari Oo Ku Noqdeen Meeshoodii 1 Markaasaa Yashuuca u yeedhay reer Ruubeen, iyo reer Gaad, iyo reer Manaseh badhkiis, 2 oo wuxuu ku yidhi, Waad xajiseen kulli wixii uu…

YASHUUCA 23

Yashuuca Oo La Dardaarmay Hoggaamiyayaashii 1 Maalmo badan dabadood, markii Rabbigu reer binu Israa’iil ka nasiyey cadaawayaashoodii ku wareegsanaa, Yashuucana da’ weynaa, gabowna la dhacay, 2 ayaa Yashuuca u yeedhay…

YASHUUCA 24

Axdigii Oo Lagu Cusboonaysiiyey Shekem 1 Markaasaa Yashuuca qabiilooyinkii reer binu Israa’iil oo dhan ku soo ururshay Shekem, oo wuxuu u yeedhay waayeelladii reer binu Israa’iil, iyo madaxdoodii, iyo xaakinnadoodii,…