YACQUUB 1

Rumaysadka Iyo Is-hoosaysiinta 1 Yacquub, oo ah addoonkii Ilaah iyo Rabbi Ciise Masiix, wuxuu salaan gaadhsiinayaa laba iyo tobanka qolo oo kala firidhsan. 2 Walaalahayow, kolkaad jirrabaaddo kala cayncayn ah…

YACQUUB 2

Kadigidda Kala-eexashada 1 Walaalahayow, iimaanka Rabbigeenna Ciise Masiix kan ammaanta leh eexasho ha ku haysanina. 2 Haddii nin kaatun dahab ah iyo dhar quruxsan qabaa shirkiinna soo galo, oo haddana…

YACQUUB 3

Carrabka Waa In La Xakameeya 1 Macallimiin badan ha noqonina, walaalahayow, idinkoo garanaya inaynu heli doonno xukun ka sii weyn. 2 Waayo, dhammaanteen wax badan baynu ku gafnaa. Haddii nin…

YACQUUB 4

Kadigidda Saaxiibnimada Dunida 1 Dagaallada iyo dirirta idinku dhex jira xaggee bay ka yimaadaan? Miyaanay ka imanin damacyadiinna ku dhex dagaallamaya xubnihiinna? 2 Waad damacdaan, mana lihidin; waad dishaan, waadna…

YACQUUB 5

Ka-digidda Dulmiga Taajiriinta 1 Bal kaalaya hadda, kuwiinnan taajiriinta ahow, ooya oo ka baroorta dhibaatooyinka idinku soo degaya. 2 Duunyadiinnii way qudhuntay, dharkiinniina aboor baa cunay. 3 Dahabkiinnii iyo lacagtiinniiba…