XAAKINNADA 1

Reer Binu Israa’iil Oo La Dagaallamay Reer Kancaan Ee Hadhay 1 Markii Yashuuca dhintay dabadeed ayay reer binu Israa’iil Rabbiga weyddiiyeen, oo yidhaahdeen, Yaa marka hore xagga reer Kancaan noo…

XAAKINNADA 2

Malaa’igtii Rabbiga Oo Joogtay Bokiim 1 Markaasaa malaa’igtii Rabbigu waxay ka soo kacday Gilgaal oo Bokiim timid, oo waxay tidhi, Anigaa idinka soo bixiyey dalkii Masar, oo waxaan idin keenay…

XAAKINNADA 3

1 Haddaba kuwanu waa quruumihii Rabbigu u daayay inuu reer binu Israa’iil ku tijaabiyo, oo waxay ahaayeen in alla intii aan ogayn dagaalladii reer Kancaan oo dhan; 2 inay reer…

XAAKINNADA 4

Debooraah 1 Oo reer binu Israa’iil waxay haddana sameeyeen wax Rabbiga hortiisa ku xun, markii uu Eehuud dhintay dabadeed. 2 Oo Rabbigu wuxuu iyagii ka iibiyey boqorkii reer Kancaan oo…

XAAKINNADA 5

Gabaygii Debooraah 1 Deedna maalintaas waxaa gabyay Debooraah iyo Baaraaq ina Abiinocam, oo waxay yidhaahdeen, 2 Madaxdii baa reer binu Israa’iil hoggaamisay, Dadkiina iyagoo oggol ayay isbixiyeen, Taas aawadeed Rabbiga…

XAAKINNADA 6

Gidcoon 1 Oo reer binu Israa’iilna waxay sameeyeen wax Rabbiga hortiisa ku xun; markaasaa Rabbigu wuxuu intii toddoba sannadood ah gacanta u geliyey reer Midyaan. 2 Oo gacantii Midyaanna waa…

XAAKINNADA 7

Gidcoon Oo Ka Guulaystay Reer Midyaan 1 Markaasay Yerubbacal oo ah Gidcoon iyo dadkii isaga la jiray oo dhan aroor hore kaceen, oo waxay degeen ishii Xarod dhinaceeda; oo xeradii…

XAAKINNADA 8

Sebah Iyo Salmunnac 1 Oo raggii reer Efrayim waxay Gidcoon ku yidhaahdeen, War maxaad waxan noogu samaysay, oo aad noogu yeedhi weyday, markaad u soo kacday inaad reer Midyaan la…

XAAKINNADA 9

Abiimeleg 1 Markaasaa Abiimeleg ina Yerubbacal tegey xagga Shekem iyo abtiyaashiis, oo wuu la hadlay iyagii iyo reerka awowgiis oo dhan, oo wuxuu ku yidhi, 2 Waan idin baryayaaye, La…

XAAKINNADA 10

Toolac 1 Markaasaa Abiimeleg dabadiis waxaa u kacay inuu reer binu Israa’iil badbaadiyo Toolac ina Fuwaah oo ahaa ina Doodoo, oo reer Isaakaar ahaa, oo wuxuu degganaa Shaamiir oo ku…