WACDIYAHII 1
Wax Walba Waa Wax Aan Micne Lahayn 1 Kuwanu waa erayadii wacdiyihii ahaa ina Daa’uud oo Yeruusaalem boqorka ku ahaa. 2 Wacdiyuhu wuxuu leeyahay, Waa wax aan waxba tarayn, waa…
Wax Walba Waa Wax Aan Micne Lahayn 1 Kuwanu waa erayadii wacdiyihii ahaa ina Daa’uud oo Yeruusaalem boqorka ku ahaa. 2 Wacdiyuhu wuxuu leeyahay, Waa wax aan waxba tarayn, waa…
Raaxo Waa Wax Aan Micne Lahayn 1 Waxaan qalbiga iska idhi, Bal kaalay, waxaan kugu tijaabin doonaa farxad, haddaba bal iska raaxayso, oo bal eeg, taasuna waa wax aan waxba…
Wax Kasta Xilli Bay Leeyihiin 1 Wax kastaaba waxay leeyihiin wakhti u khaas ah, wax kasta oo samada ka hooseeyaaba waxay leeyihiin wakhti go’an. 2 Waxaa jira wakhti la dhasho,…
Dulmi, Hawl, Iyo Saaxiibla’aannimo 1 Markaasaan mar kale soo fiirsaday waxyaalaha dulmiga ah ee qorraxda hoosteeda lagu sameeyo oo dhan, oo waxaan fiiriyey kuwa la dulmay ilmadoodii, oo mid u…
Ilaah Cabsi Ku Horjoog 1 Markaad guriga Ilaah tegaysid is-ilaali, waayo, inaad u dhowaatid si aad wax u maqashid way ka roon tahay inaad bixisid allabariga nacasyada oo kale, maxaa…
1 Waxaa jira wax xun oo aan qorraxda hoosteeda ku arkay, taasuna waa wax dadka ku culus, 2 waana nin Ilaah siiyey maal, iyo hanti, iyo sharaf, oo wax alla…
Xigmadda 1 Magac wanaagsanu waa ka sii fiican yahay saliid qaali ah, oo maalinta dhimashaduna waa ka fiican tahay maalinta dhalashada. 2 In guriga diyaafadda la tago waxaa ka wanaagsan…
1 Yaa ninka xigmadda leh la mid ah? Yaase wax micnihiisa yaqaan? Nin xigmaddiisu wejigiisay dhalaalisaa, oo adaygga wejigiisuna wuu beddelmaa. Dhawr Amarka Boqorka 2 Waxaan kugula talinayaa inaad boqorka…
Qaddarta Guud Ee Dadka 1 Waxyaalahan oo dhan qalbigaygaan kaga fiirsaday si aan u baadho in kuwa xaqa ah iyo kuwa xigmadda leh, iyo shuqulladooduba ay gacanta Ilaah ku jiraan….
1 Diqsiyadii dhintay saliidda cadarsameeyaha way qudhmiyaan, oo nacasnimadii yaruna saasoo kalay kan xigmadda loo sharfo u bi’isaa. 2 Ninkii xigmad leh qalbigiisu xagga midigtuu u jeedaa, laakiinse nacaska qalbigiisu…