TIRINTII 22
Baalaaq Oo U Baaqay Balcaam 1 Markaasaa reer binu Israa’iil guureen, oo waxay degeen bannaanka Moo’aab oo Webi Urdun ka shisheeya oo Yerixoo ka soo hor jeeda. 2 Oo Baalaaq…
Baalaaq Oo U Baaqay Balcaam 1 Markaasaa reer binu Israa’iil guureen, oo waxay degeen bannaanka Moo’aab oo Webi Urdun ka shisheeya oo Yerixoo ka soo hor jeeda. 2 Oo Baalaaq…
Farriintii Kowaad Ee Balcaam 1 Oo Balcaam wuxuu Baalaaq ku yidhi, Halkan iiga dhis toddoba meelood oo allabari, oo halkan iigu soo diyaari toddoba dibi iyo toddoba wan. 2 Markaasaa…
1 Oo Balcaamna markuu arkay in Rabbigu ku farxay inuu reer binu Israa’iil barakeeyo, ma uu tegin sidii mararkii kale inuu sixir doondoono, laakiinse wuxuu wejigiisii u jeediyey xagga cidlada….
Reer Moo’aab Oo Dambaajiyay Reer Binu Israa’iil 1 Oo reer binu Israa’iilna waxay iska degeen Shitiim, markaasay dadkii bilaabeen inay ka dhillaystaan gabdhihii reer Moo’aab, 2 waayo, dadkii bay ugu…
Tirintii Labaad 1 Oo belaayadii dabadeed ayaa Rabbigu la hadlay Muuse iyo Elecaasaar oo ahaa wadaadkii Haaruun wiilkiisii, oo wuxuu ku yidhi, 2 Shirka reer binu Israa’iil oo dhan u…
Gabdhihii Selaafexaad 1 Markaas waxaa soo dhowaaday gabdhihii Selaafexaad ina Heefer ina Gilecaad oo ahaa ina Maakiir ina Manaseh, oo ahaa reer Manaseh ina Yuusuf; oo magacyadii gabdhihiisiina waa kuwan:…
Qurbaannada Maalin Walba La Bixiyo 1 Kolkaasaa Rabbigu Muuse la hadlay, oo wuxuu ku yidhi, 2 Reer binu Israa’iil amar, oo waxaad ku tidhaahdaa, Qurbaankayga oo ah cuntada qurbaannada dabka…
Maalinta Buun Afuufka 1 Oo bisha toddobaad, maalinteeda kowaad, waa inaad yeelataan shir quduus ah; oo waa inaydaan innaba shuqul caadi ah samayn, waayo, waa maalin buunan laydiin afuufo. 2…
Nidarradii 1 Kolkaasaa Muuse madaxdii qabiilooyinka reer binu Israa’iil la hadlay, oo wuxuu ku yidhi, Intanu waa wixii Rabbigu amray. 2 Markii nin Rabbiga nidar u nidro, amase uu dhaar…
Reer Midyaan Oo Loo Aarguday 1 Markaasaa Rabbigu Muuse la hadlay oo wuxuu ku yidhi, 2 Reer binu Israa’iil uga aargud reer Midyaan, oo taas dabadeedna dadkaagaad ku darman doontaa….