TIRINTII 11

Dabkii Rabbiga Ka Yimid 1 Oo dadkuna waxay ahaayeen sidii kuwo gunuunac badan, oo wax shar ah ayay Rabbiga dhegihiisa maqashiiyeen. Oo markii Rabbigu maqlay ayaa cadhadiisii kululaatay, oo dabkii…

TIRINTII 12

Maryan Iyo Haaruun Oo Xantay Muuse 1 Oo Maryan iyo Haaruunna waxay Muuse u xanteen naagtii reer Kuush oo uu guursaday, maxaa yeelay, isagu wuxuu guursaday naag reer Kuush. 2…

TIRINTII 13

Basaasiddii Reer Kancaan 1 Markaasaa Rabbigu Muuse la hadlay oo wuxuu ku yidhi, 2 War waxaad dirtaa niman soo basaasa dalka reer Kancaan oo aan reer binu Israa’iil siinayo, oo…

TIRINTII 14

Dadkii Oo Caasiyoobay 1 Oo shirkii oo dhammuna codkoodii bay kor u qaadeen oo qayliyeen, oo dadkiina habeenkaas way ooyeen. 2 Oo reer binu Israa’iil oo dhammuna waxay u gunuuseen…

TIRINTII 15

Qurbaannada Kale Ee Loo Bixiyo Rabbiga 1 Markaasaa Rabbigu Muuse la hadlay oo wuxuu ku yidhi, 2 Reer binu Israa’iil la hadal oo waxaad ku tidhaahdaa, Markaad gaadhaan dalka rugtiinna…

TIRINTII 16

Qorax, Daataan Iyo Abiiraam 1 Haddaba Qorax ina Isehaar oo ahaa ina Qohaad, oo ka sii ahaa reer Laawi, isaga iyo Daataan iyo Abiiraam oo ahaa ilma Elii’aab, iyo Oon…

TIRINTII 17

Magooliddii Usha Haaruun 1 Markaasaa Rabbigu Muuse la hadlay, oo wuxuu ku yidhi, 2 Reer binu Israa’iil la hadal, oo iyaga ulo ka qaad. Qabiil kastaba ul ka qaad; amiirradooda…

TIRINTII 18

Shaqadii Wadaaddada Iyo Dadka Reer Laawi 1 Markaasaa Rabbigu Haaruun ku yidhi, Adiga iyo wiilashaada iyo qabiilkaagu waxaad qaadi doontaan dembiga meesha quduuska ah, oo adiga iyo wiilashaada kula jiraa…

TIRINTII 19

Biyihii Daahirinta 1 Markaasaa Rabbigu Muuse iyo Haaruun la hadlay oo wuxuu ku yidhi, 2 Kanu waa qaynuunkii sharciga Rabbigu idinku amray oo uu idinku yidhi, Reer binu Israa’iil la…

TIRINTII 21

Baabbi’intii Boqor Caraad 1 Oo boqorkii Caraad, oo reer Kancaan, oo xagga koonfureed degganaa ayaa maqlay in reer binu Israa’iil ka yimaadeen xagga jidka Ataariim, markaasuu la diriray reer binu…