TIRINTII 1

Tirintii Reer Binu Israa’iil 1 Rabbigu wuxuu Muuse kula hadlay cidladii Siinay, isagoo ku jira teendhadii shirka, bishii labaad maalinteedii kowaad, oo ah sannaddii labaad oo ay dalkii Masar ka…

TIRINTII 2

Nidaamkii Degidda 1 Markaasaa Rabbigu la hadlay Muuse iyo Haaruun, oo wuxuu ku yidhi, 2 Reer binu Israa’iil waa in nin waluba teendhadiisa ka ag dhistaa calankiisa, iyagoo ag jooga…

TIRINTII 3

Reer Laawi 1 Haddaba kuwanu waxa weeye farcammadii Haaruun iyo Muuse waagii Rabbigu Muuse kula hadlay Buur Siinay. 2 Oo kuwanu waa wiilashii Haaruun magacyadoodii, Naadaab oo curadkii ahaa, iyo…

TIRINTII 4

Reer Qoxaad 1 Markaasaa Rabbigu Muuse iyo Haaruun la hadlay oo wuxuu ku yidhi, 2 Reer Qohaad qolo qolo iyo reer reer uga soo tiri reer Laawi, 3 intii soddon…

TIRINTII 5

Daahirkii Xerada 1 Markaasaa Rabbigu Muuse la hadlay oo wuxuu ku yidhi, 2 Waxaad reer binu Israa’iil amar ku tidhaahdaa, Xerada ka saara mid kasta oo baras qaba, iyo mid…

TIRINTII 6

Dhawristii Nidirka Khaaska Ah 1 Markaasaa Rabbigu Muuse la hadlay oo wuxuu ku yidhi, 2 Reer binu Israa’iil la hadal oo waxaad ku tidhaahdaa, Haddii nin ama naagu galo nidar…

TIRINTII 7

Bixintii Qurbaanka Taambuugga 1 Maalintii Muuse dhammeeyey dhisiddii taambuugga, oo uu subkay oo quduus ka dhigay isagii iyo alaabtiisii oo dhan iyo meeshii allabariga iyo weelasheedii oo dhan, oo uu…

TIRINTII 8

Habkii Shididda Laambadaha 1 Markaasaa Rabbigu Muuse la hadlay oo ku yidhi, 2 Haaruun la hadal, oo waxaad ku tidhaahdaa, Markaad laambadaha shiddid, toddobada laambadood oo yaryar waa inay ka…

TIRINTII 9

Iiddii Kormaridda 1 Markaasaa Rabbigu Muuse kula hadlay cidladii Siinay, bishii kowaad ee sannaddii labaad oo ka dambaysay wakhtigii ay dalkii Masar ka soo bexeen, oo wuxuu ku yidhi, 2…

TIRINTII 10

Turumbooyinkii Qalinka Ahaa 1 Markaasaa Rabbigu Muuse la hadlay oo wuxuu ku yidhi, 2 Laba turumbo oo lacag ah samayso, oo waxaad iyaga ka samaysaa lacag la tumay, oo waa…