TAARIIKHDII LABAAD 31
1 Haddaba markii waxyaalahaasu wada dhammaadeen ayaa reer binu Israa’iilkii joogay oo dhammu tegey magaalooyinkii dalka Yahuudah, oo waxay burburiyeen tiirarkii, geedihii Asheeraahna way jareen, oo meelihii sarsare iyo meelihii…