TAARIIKHDII LABAAD 11
1 Oo Rexabcaam markuu Yeruusaalem tegey wuxuu reer Yahuudah iyo reer Benyaamiin ka soo shiriyey boqol iyo siddeetan kun oo rag la doortay oo dagaalyahan ahaa si ay dadkii Israa’iil…
1 Oo Rexabcaam markuu Yeruusaalem tegey wuxuu reer Yahuudah iyo reer Benyaamiin ka soo shiriyey boqol iyo siddeetan kun oo rag la doortay oo dagaalyahan ahaa si ay dadkii Israa’iil…
Shiishaq Oo Weeraray Yeruusaalem 1 Markii boqortooyadii Rexabcaam ay dhisantay oo uu xoogaystay ayuu ka tegey sharcigii Rabbiga, iyadoo ay reer binu Israa’iil oo dhammuba la jiraan. 2 Oo sannaddii…
Abiiyaah, Boqorkii Yahuudah 1 Haddaba sannaddii siddeed iyo tobnaad ee Boqor Yaaraabcaam ayaa Abiiyaah boqor ka noqday dalka Yahuudah. 2 Oo saddex sannadood ayuu boqor ku ahaa Yeruusaalem, oo hooyadiis…
1 Markaasaa Abiiyaah dhintay oo la seexday awowayaashiis, oo waxaa lagu aasay magaaladii Daa’uud, oo meeshiisiina waxaa boqor ka noqday wiilkiisii Aasaa, oo wakhtigiisiina dalku wuu xasilloonaa intii toban sannadood…
Aasaa Wuxuu Dadkii U Jeediyey Ilaah 1 Markaasaa Ruuxii Ilaah wuxuu ku soo degay Casaryaah oo ahaa ina Codeed, 2 oo intuu u soo baxay inuu Aasaa ka hor tago…
Sanooyinkii Ugu Dambeeyey Ee Aasaa 1 Oo boqornimadii Aasaa sannaddeedii lix iyo soddonaad ayaa Bacshaa oo ahaa boqorkii dalka Israa’iil dalka Yahuudah ku kacay oo wuxuu dhisay Raamaah, inuusan qofna…
Yehooshaafaad, Boqorkii Yahuudah 1 Oo waxaa meeshiisii boqor ka noqday wiilkiisii Yehooshaafaad, oo wuxuu u xoogaystay si uu dadka Israa’iil isaga daafaco. 2 Oo wuxuu ciidan fadhiisiyey magaalooyinkii deyrka lahaa…
Miikayhuu Oo Sii Sheegay Wax Axaab Ka Gees Ah 1 Haddaba Yehooshaafaad wuxuu lahaa maal iyo sharaf badan, xidhiidh buuna la yeeshay Axaab. 2 Oo dhawr sannadood dabadood isagu wuxuu…
1 Markaasaa Yehooshaafaad oo ahaa boqorkii dalka Yahuudah nabad ugu noqday gurigiisa Yeruusaalem ku yaal. 2 Oo waxaa baxay oo isagii ka hor tegey Yeehuu ina Xanaanii oo wax arkihii…
Yehooshaafaad Oo Ka Adkaaday Reer Moo’aab Iyo Reer Cammoon 1 Oo taas dabadeedna waxaa Yehooshaafaad ku soo kacay inay la diriraan reer Moo’aab iyo reer Cammoon iyo qaar kale oo…