TAARIIKHDII LABAAD 1
Sulaymaan Wuxuu Ilaah Weyddiistay Xigmad 1 Oo Sulaymaan ina Daa’uud boqortooyadiisuu ku xoogaystay, oo Rabbigii Ilaahiisa ahaa waa la jiray oo aad iyo aad buuna u weyneeyey. 2 Oo Sulaymaan…
Sulaymaan Wuxuu Ilaah Weyddiistay Xigmad 1 Oo Sulaymaan ina Daa’uud boqortooyadiisuu ku xoogaystay, oo Rabbigii Ilaahiisa ahaa waa la jiray oo aad iyo aad buuna u weyneeyey. 2 Oo Sulaymaan…
Diyaarintii Dhisidda Macbudka 1 Haddaba Sulaymaan wuxuu u qasdiyey inuu guri u dhiso Rabbiga magiciisa, iyo guri kale oo boqortooyadiisu leedahay. 2 Markaasaa Sulaymaan wuxuu qortay toddobaatan kun oo xammaal,…
Sulaymaan Oo Dhisay Macbudkii 1 Markaasaa Sulaymaan bilaabay inuu gurigii Rabbiga Yeruusaalem ka dhiso oo ka dul dhiso Buur Moriyaah oo ahayd meeshii Rabbigu ugu muuqday aabbihiis Daa’uud, oo wuxuu…
Qalabkii Macbudka 1 Oo weliba wuxuu kaloo sameeyey meel allabari oo naxaas ah oo dhererkeedu labaatan dhudhun yahay, ballaadhkeeduna labaatan dhudhun yahay, sarajooggeeduna labaatan dhudhun yahay. 2 Oo wuxuu kaloo…
1 Oo saasuu ku wada dhammaaday shuqulkii uu Boqor Sulaymaan u sameeyey guriga Rabbiga. Oo Sulaymaanna wuxuu soo geliyey alaabtii aabbihiis Daa’uud quduuska ka dhigay ee ahayd lacagtii, iyo dahabkii,…
1 Markaasaa Sulaymaan hadlay oo yidhi, Rabbiyow, waxaad sheegtay inaad gudcurka qarada weyn dhex degganaanayso. 2 Laakiinse waxaan kuu dhisay guri rug kuu ah oo ah meel aad weligaa degganaanayso….
Macbudkii Gooni Baa Laga Dhigay 1 Haddaba Sulaymaan markuu tukashadiisii dhammeeyey, dab baa samada ka yimid oo wada gubay qurbaankii la gubayay iyo allabaryadiiba, oo gurigana waxaa ka buuxsantay ammaantii…
Waxyaalahii Kale Ee Sulaymaan Sameeyey 1 Oo markay dhammaadeen labaatankii sannadood ee uu Sulaymaan guriga Rabbiga iyo gurigiisiiba dhisayay, 2 ayuu Sulaymaan dhisay magaalooyinkii Xuuraam isaga siiyey, oo wuxuu halkaas…
Boqoraddii Shebaa Oo Booqatay Sulaymaan 1 Boqoraddii Shebaa markay maqashay Sulaymaan warkiisii ayay Sulaymaan ugu timid Yeruusaalem inay ku imtixaanto su’aalo adadag, oo waxay wadatay dad aad u badan, iyo…
Israa’iil Oo Ku Caasiyoobay Rexabcaam 1 Markaasaa Rexabcaam wuxuu tegey Shekem, maxaa yeelay, reer binu Israa’iil oo dhammu waxay yimaadeen Shekem inay isaga ku soo boqraan. 2 Oo markii Yaaraabcaam…