TAARIIKHDII KOWAAD 18

Guulihii Daa’uud 1 Oo taas dabadeed ayaa Daa’uud reer Falastiin laayay oo jebiyey, oo Gad iyo magaalooyinkeediiba gacantii reer Falastiin wuu ka qaaday. 2 Oo wuxuu kaloo laayay reer Moo’aab,…

TAARIIKHDII KOWAAD 19

La Dagaallankii Reer Cammoon 1 Taas dabadeedna Naaxaash oo boqor u ahaa reer Cammoon ayaa dhintay, meeshiisiina waxaa boqor ka noqday wiilkiisii. 2 Markaasaa Daa’uud yidhi, Anigu waxaan u roonaan…

TAARIIKHDII KOWAAD 20

Qabsashadii Rabbaah 1 Oo isla xilligii sannaddii dambe, markay boqorradu dagaalka u soo bixi jireen ayaa Yoo’aab kaxaystay xooggii ciidanka oo dhan oo baabbi’iyey dalkii reer Cammoon, oo haddana intuu…

TAARIIKHDII KOWAAD 21

Daa’uud Oo Tiriyey Raggiisii Dagaalyahanka Ahaa 1 Haddaba Shayddaan baa ku kacay reer binu Israa’iil oo wuxuu Daa’uud ku dhaqaajiyey inuu reer binu Israa’iil tiriyo. 2 Markaasaa Daa’uud ku yidhi…

TAARIIKHDII KOWAAD 22

1 Markaasaa Daa’uud yidhi, Kanu waa gurigii Rabbiga Ilaaha ah, oo tanuna waa meeshii qurbaanka la gubo oo reer binu Israa’iil. Diyaarintii Macbudka 2 Markaasaa Daa’uud amray in la soo…

TAARIIKHDII KOWAAD 23

Reer Laawi 1 Haddaba Daa’uud wuu gaboobay, wuuna da’ weynaa, markaasuu reer binu Israa’iil boqor uga dhigay wiilkiisii Sulaymaan. 2 Oo wuxuu soo wada ururiyey amiirradii reer binu Israa’iil oo…

TAARIIKHDII KOWAAD 24

Qaybihii Wadaaddada 1 Oo kooxihii reer Haaruunna waa kuwan. Wiilashii Haaruun waxay ahaayeen Naadaab, iyo Abiihuu, iyo Elecaasaar, iyo Iitaamaar. 2 Laakiinse Naadaab iyo Abiihuuba aabbahood way ka hor dhinteen,…

TAARIIKHDII KOWAAD 25

Fannaaniintii 1 Oo weliba Daa’uud iyo saraakiishii ciidanku waxay adeegiddii u sooceen kuwa ah reer Aasaaf, iyo reer Heemaan, iyo reer Yeduutuun, kuwaasoo wax ku sii sheega kataarado iyo shareerado…

TAARIIKHDII KOWAAD 26

Iridjoogayaashii 1 Oo kooxihii iridjoogayaashiina waa kuwan: reer Qorax waxaa laga doortay Meshelemyaah ina Qore oo ahaa reer Aasaaf. 2 Oo Meshelemyaahna wuxuu lahaa wiilal, oo curadkiisii wuxuu ahaa Sekaryaah,…

TAARIIKHDII KOWAAD 27

Qaybihii Ciidanka 1 Haddaba waa tan reer binu Israa’iil sidii tiradoodu ay ahayd, waxayna ahaayeen madaxdii qolooyinka, iyo kuwii kun kun u taliyey, iyo kuwii boqol boqol u taliyey, iyo…