TAARIIKHDII KOWAAD 8

Abtirsiinada Saa’uulkii Reer Benyaamiin 1 Oo Benyaamiinna wuxuu dhalay Belac oo ahaa curadkiisii, iyo Ashbeel oo ahaa kii labaad, iyo Axrax oo ahaa kii saddexaad, 2 iyo Nooxaah oo ahaa…

TAARIIKHDII KOWAAD 9

Dadkii Yeruusaalem Degganaa 1 Sidaasaa reer binu Israa’iil oo dhan loogu abtiriyey, oo bal eeg, iyagu waxay ku qoran yihiin kitaabkii boqorrada reer binu Israa’iil. Oo dadkii Yahuudahna xadgudubkoodii aawadiis…

TAARIIKHDII KOWAAD 10

Saa’uul Oo Is Dilay 1 Haddaba reer Falastiin waxay la dirireen reer binu Israa’iil, oo raggii reer binu Israa’iilna way ka carareen reer Falastiin, oo Buur Gilboca ayay ku daateen…

TAARIIKHDII KOWAAD 11

Daa’uud Oo Noqday Boqorkii Reer Binu Israa’iil 1 Markaasaa reer binu Israa’iil oo dhammu waxay Daa’uud ugu soo shireen Xebroon, oo waxay ku yidhaahdeen, Annagu waxaannu nahay laftaada iyo jidhkaaga….

TAARIIKHDII KOWAAD 12

Daa’uud Oo Ay Raaceen Dagaalyahanno 1 Haddaba intanu waa kuwii Daa’uud ugu yimid Siiqlag, intuu weli ka dhumanayay Saa’uul ina Qiish, oo iyagu waxay ku jireen ragga xoogga badan oo…

TAARIIKHDII KOWAAD 13

Sanduuqii Axdiga Oo La Soo Celiyey 1 Markaasaa Daa’uud wuxuu la arrinsaday saraakiishii kun kun u taliyey iyo kuwii boqol boqol u taliyey iyo xataa hoggaamiye kasta. 2 Markaasaa Daa’uud…

TAARIIKHDII KOWAAD 14

Gurigii Iyo Reerkii Daa’uud 1 Markaasaa Xiiraam oo ahaa boqorkii Turos ayaa Daa’uud wargeeyayaal u soo diray, iyo geedo kedar la yidhaahdo, iyo wastaadyo, iyo nijaarro, inay guri u dhisaan….

TAARIIKHDII KOWAAD 15

Sanduuqii Axdiga Oo La Keenay Yeruusaalem 1 Markaasaa Daa’uud wuxuu magaaladii Daa’uud ka dhistay guryo, oo sanduuqii Ilaahna meel buu u hagaajiyey, teendhona buu u dhisay. 2 Markaasaa Daa’uud yidhi,…

TAARIIKHDII KOWAAD 16

1 Oo iyana sanduuqii Ilaah gudahay soo geliyeen, oo dhex dhigeen teendhadii Daa’uud u dhisay, oo waxay Ilaah hortiisa ku bixiyeen qurbaanno la gubo iyo qurbaanno nabaadiino. 2 Oo Daa’uudna…

TAARIIKHDII KOWAAD 17

Ballankii Rabbiga ee Daa’uud 1 Oo waxay noqotay markii Daa’uud gurigiisii degay, in Daa’uud Nebi Naataan ku yidhi, Bal eeg, anigu waxaan degganahay guri qori kedar ah laga sameeyey, laakiinse…