SHARCIGA KUNOQOSHADIISA 31

Yashuuca Oo La Wareegay Xilkii Muuse 1 Markaasaa Muuse tegey oo erayadan kula hadlay reer binu Israa’iil oo dhan. 2 Oo wuxuu iyagii ku yidhi, Maanta waxaan jiraa boqol iyo…

SHARCIGA KUNOQOSHADIISA 32

1 Samooyinkow, dhegaysta waan hadlayaaye, Oo dhulkuna ha maqlo erayada afkayga. 2 Cilmigaygu wuxuu u soo da’ayaa sida roobka, Hadalkayguna wuxuu u soo degayaa sida sayaxa, Sida roob yaru doogga…

SHARCIGA KUNOQOSHADIISA 33

Muuse Oo Barakeeyey Qabiilooyinka 1 Tanu waa Muuse oo ahaa ninkii Ilaah ducadiisii uu reer binu Israa’iil ugu duceeyey intuusan dhiman. 2 Isagoo leh, Rabbigu wuxuu ka yimid Siinay, Oo…

SHARCIGA KUNOQOSHADIISA 34

Dhimashadii Muuse 1 Markaasaa Muuse bannaankii Moo’aab ka tegey oo wuxuu aaday Buur Nebo, oo fuulay dhaladii Buur Fisgaah oo Yerixoo ka soo hor jeedda. Kolkaasaa Rabbigu isagii tusay dalkii…