SHARCIGA KUNOQOSHADIISA 21

Kafaaraggudkii Dilka Markii Gacankudhiiglaha Aan La Garanayn 1 Oo dalka Rabbiga Ilaahiinna ahu uu idiin siinayo inaad hantidaan haddii laga dhex helo mid la dilay oo berrinka dhex yaal, oo…

SHARCIGA KUNOQOSHADIISA 22

1 Walaalkaa dibigiisa ama laxdiisa oo baxsi ah intaad aragtid waa inaadan ka dhuuman, laakiinse hubaal waa inaad walaalkaa u soo celisaa. 2 Oo walaalkaagii lahaa hadduusan kuu dhowayn, ama…

SHARCIGA KUNOQOSHADIISA 23

Kuwa Ururka Ka Reeban 1 Oo kii xiniinyaha ka tuman ama guska ka jaran waa inuusan shirka Rabbiga gelin. 2 Oo garacna waa inuusan shirka Rabbiga gelin, oo xataa hadduu…

SHARCIGA KUNOQOSHADIISA 24

1 Haddii nin naag qaato oo uu guursado, oo dabadeed uusan raalli ka ahayn, sababtuna ay tahay ceeb uu iyada ka dhex helay, markaas isagu ha u qoro warqaddii furniinka…

SHARCIGA KUNOQOSHADIISA 26

Midhaha Ugu Horreeya Iyo Meeltobnaadyada 1 Oo markaad gashid dalkii Rabbiga Ilaahaaga ahu uu dhaxalka kuu siinayo, oo aad hantido ee aad dhex degto, 2 waa inaad keentaa midhaha dhulka…

SHARCIGA KUNOQOSHADIISA 27

Meeshii Allabariga Ee Buur Ceebaal 1 Markaasaa Muuse iyo odayaashii reer binu Israa’iil waxay dadkii ku amreen oo ku yidhaahdeen, Amarka aan maanta idinku amrayo oo dhan wada xajiya. 2…

SHARCIGA KUNOQOSHADIISA 28

Barakooyinka Ay Helaan Kuwa Ilaah Addeeca 1 Oo haddaad aad u dhegaysataan codka Rabbiga Ilaahiinna ah, oo intaad xajisaan aad yeeshaan amarradiisa aan maanta idinku amrayo oo dhan, Rabbiga Ilaahiinna…

SHARCIGA KUNOQOSHADIISA 29

Cusboonayntii Axdiga 1 Kuwanu waa erayadii axdigii Rabbigu Muuse ku amray, oo uu reer binu Israa’iil kula dhigtay dalkii reer Moo’aab, oo aan ahayn axdigii uu iyaga kula dhigtay Buur…

SHARCIGA KUNOQOSHADIISA 30

Kuwa U Soo Noqdaa Rabbiga Way Barakoobaan 1 Oo markii waxyaalahan oo dhammu ay idinku dhacaan, kuwaas oo ah barakada iyo inkaarta aan idin hor dhigay, oo aad ku xusuusataan…