SHARCIGA KUNOQOSHADIISA 1
Amarka In Laga Guuro Xoreeb 1 Kuwanu waa erayadii Muuse kula hadlay reer binu Israa’iil markay joogeen Webi Urdun shishadiisa cidlada dhexdeeda, oo ah Caraabaah oo ka soo hor jeedda…
Amarka In Laga Guuro Xoreeb 1 Kuwanu waa erayadii Muuse kula hadlay reer binu Israa’iil markay joogeen Webi Urdun shishadiisa cidlada dhexdeeda, oo ah Caraabaah oo ka soo hor jeedda…
Ku Wareegiddii Cidlada 1 Markaasaynu noqonnay, oo waxaynu u guurnay cidladii ku tiil jidka Badda Cas loo maro, sidii Rabbigu igu amray, oo in maalmo badan ah baynu ku wareegaynay…
Boqor Coog Oo Laga Adkaaday 1 Markaasaynu leexannay oo waxaynu fuulnay jidka Baashaan u baxa, kolkaasaa waxaa inagu soo baxay Coog oo ahaa boqorkii Baashaan iyo dadkiisii oo dhan inay…
Addeeciddii Qaynuunnada Oo La Amray 1 Haddaba reer binu Israa’iilow, maqla qaynuunnada iyo xukummada aan idin barayo oo yeela si aad u noolaataan, oo aad u gashaan oo aad u…
Tobankii Amar 1 Markaasaa Muuse u wada yeedhay dadkii reer binu Israa’iil oo dhan oo wuxuu ku yidhi, Reer binu Israa’iilow, maqla qaynuunnada iyo xukummada aan maanta dhegahiinna kula hadlayo…
Jeclaada Rabbiga Ilaahiinna Ah 1 Haddaba waxanu waa amarkii, iyo qaynuunnadii, iyo xukummadii uu Rabbiga Ilaahiinna ahu amray inaan idin baro, inaad ku dhex samaysaan dalka aad ugu gudbaysaan inaad…
Ka Eryintii Quruumaha 1 Markii Rabbiga Ilaahiinna ahu idin geeyo dalka aad ugu socotaan inaad hantidaan, oo uu hortiinna ka eryo quruumo badan oo ah reer Xeed, iyo reer Girgaash,…
Ha Illoobina Rabbiga 1 Oo amarka aan maanta idinku amrayo oo dhan waa inaad wada samaysaan si aad u noolaataan oo u tarantaan oo aad u gashaan oo u hantidaan…
Ma Ahaan Xaqnimadii Reer Binu Israa’iil Aawadeed 1 Reer binu Israa’iilow, maqla, maanta waa inaad Webi Urdun ka gudubtaan inaad gashaan oo hantidaan quruumo idinka waaweyn oo idinka sii xoog…
Looxyo La Mid Ah Kuwii Hore 1 Markaasaa Rabbigu wuxuu igu yidhi, Waxaad soo qortaa laba loox oo dhagax ah oo kuwii hore u eg, oo buurta iigu kaalay, oo…