SEKARYAAH 11

1 Lubnaanay, albaabbadaada fur in dab baabbi’iyo geedahaaga kedarka ah. 2 Geed beroosh ahow, ooya, waayo, geedkii kedarka ahaa waa dhacay, maxaa yeelay, kuwii qurqurxoonaa waa la kharribay. Kuwiinna geedaha…

SEKARYAAH 12

Cadaawayaasha Yeruusaalem Oo La Baabbi’in Doono Farriin: 1 Kanu waa warka culus ee erayga Rabbiga oo ku saabsan dalka Israa’iil. Rabbigii samada kala bixiyey, oo aasaaska dhulka dhigay, oo dadka…

SEKARYAAH 13

Ka Maydhidda Dembiga 1 Wakhtigaas waxaa reer Daa’uud iyo dadka Yeruusaalem degganba u furmi doonta il dembiga iyo nijaasta lagaga maydho. 2 Rabbiga ciidammadu wuxuu leeyahay, Waxay wakhtigaas noqon doontaa…

SEKARYAAH 14

Rabbigu Wuu Iman Doonaa Wuuna Xukumi Doonaa 1 Bal eeg, waxaa imanaysa maalintii Rabbiga ee waxaagii la dhacay dhexdaada lagu qaybsan doono. 2 Waayo, quruumaha oo dhan waan u soo…