SAMUU’EEL LABAAD 1
Daa’uud Oo Maqlay Dhimashadii Saa’uul 1 Dhimashadii Saa’uul dabadeed, markii Daa’uud ka soo noqday layntii reer Camaaleq oo uu Daa’uud laba maalmood Siiqlag sii joogay 2 ayaa xataa maalintii saddexaad…
Daa’uud Oo Maqlay Dhimashadii Saa’uul 1 Dhimashadii Saa’uul dabadeed, markii Daa’uud ka soo noqday layntii reer Camaaleq oo uu Daa’uud laba maalmood Siiqlag sii joogay 2 ayaa xataa maalintii saddexaad…
Daa’uud Oo Loo Subkay Boqorka Yahuudah 1 Markaas dabadeed Daa’uud baa Rabbiga wax weyddiiyey, oo yidhi, Magaalooyinka dalka Yahuudah middood ma u kacaa? Rabbiguna wuxuu ku yidhi, Haah, u kac….
1 Haddaba waxaa jiray dagaal dheer oo dhex maray reer Saa’uul iyo reer Daa’uud; oo Daa’uudna waa sii xoog badnaanayay, laakiinse reer Saa’uul way sii xoog yaraanayeen. 2 Oo Daa’uudna…
Iishboshed Oo La Dilay 1 Oo Saa’uul wiilkiisii Iishboshed ahaa markuu maqlay in Abneer Xebroon ku dhintay ayaa gacmihiisii taag beeleen, oo reer binu Israa’iil oo dhammuna way nexeen. 2…
Sanduuqii Axdiga Oo Yeruusaalem La Keenay 1 Markaasaa Daa’uud haddana soo ururiyey raggii reer binu Israa’iil oo la doortay oo dhan, waxayna ahaayeen soddon kun. 2 Dabadeedna Daa’uud baa kacay,…
Ballanqaadkii Ilaah Ee Daa’uud 1 Oo waxay noqotay markii boqorkii gurigiisii degay oo uu Rabbigu nasasho ka siiyey cadaawayaashiisii ku wareegsanaa oo dhan, 2 in boqorkii Nebi Naataan ku yidhi,…
Guulihii Daa’uud 1 Oo taas dabadeed ayaa Daa’uud reer Falastiin laayay, oo jebiyey, oo Daa’uudna wuxuu gacantii reer Falastiin ka qaaday magaalada la yidhaahdo Meteg Ammaah. 2 Oo wuxuu kaloo…
Daa’uud Iyo Mefiiboshed 1 Markaasaa Daa’uud yidhi, War reerkii Saa’uul wax ka hadhay ma jiraan, aan Yoonaataan aawadiis ugu roonaadee? 2 Reerkii Saa’uulna waxaa halkaas ka joogay addoon magiciisa la…
Daa’uud Oo Ka Guulaystay Reer Cammoon 1 Taas dabadeedna boqorkii reer Cammoon ayaa dhintay, meeshiisiina waxaa boqor ka noqday wiilkiisii Xaanuun ahaa. 2 Markaasaa Daa’uud yidhi, Anigu Xaanuun ina Naaxaash,…
Naataan Oo Canaantay Daa’uud 1 Dabadeedna Rabbigu wuxuu Daa’uud u soo diray Naataan. Isna waa u yimid oo ku yidhi, Waxaa jiray laba nin oo isku magaalo degganaa; midkood wuxuu…