SAMUU’EEL KOWAAD 21
Daa’uud Oo Nob Yimid 1 Oo markaas dabadeedna Daa’uud wuxuu Nob ugu yimid wadaadkii Axiimeleg ahaa, oo Axiimelegna Daa’uud buu ka hor yimid isagoo gariiraya, oo wuxuu isagii ku yidhi,…
Daa’uud Oo Nob Yimid 1 Oo markaas dabadeedna Daa’uud wuxuu Nob ugu yimid wadaadkii Axiimeleg ahaa, oo Axiimelegna Daa’uud buu ka hor yimid isagoo gariiraya, oo wuxuu isagii ku yidhi,…
Daa’uud Oo Tegay Cadullaam Iyo Misfaah 1 Sidaas daraaddeed Daa’uud halkaas wuu ka tegey oo wuxuu u baxsaday xagga bohoshii Cadullaam, oo markii walaalihiis iyo reerkii aabbihiis oo dhammu ay…
Daa’uud Oo Badbaadiyey Reer Qeciilaah 1 Markaasaa Daa’uud loo sheegay oo lagu yidhi, Reer Falastiin waxay la dirirayaan reer Qeciilaah iyagoo ka dhacaya meelihii hadhuudhka lagu tumi jiray. 2 Sidaas…
Daa’uud Oo U Naxariistay Saa’uul 1 Kolkii Saa’uul ka soo noqday kuwii reer Falastiin oo uu raacdaysanayay ayaa loo soo sheegay oo lagu yidhi, Daa’uud cidlada Ceyn Gedii buu joogaa….
Daa’uud, Naabaal Iyo Abiigayil 1 Markaasaa waxaa dhintay Samuu’eel, reer binu Israa’iil oo dhammuna way isu soo wada urureen oo u baroorteen, oo waxay isagii ku dhex aaseen gurigiisii Raamaah…
Daa’uud Oo Mar Kale U Naxariistay Saa’uul 1 Oo waxaa Saa’uul Gibecaah ugu yimid kuwii reer Siif, iyagoo leh, Miyuusan Daa’uud ku dhuuman buurta Xakiilaah, oo lamadegaanka ku hor taal?…
Daa’uud Oo La Joogay Reer Falastiin 1 Markaasaa Daa’uud wuxuu isyidhi, Maalin uun baan gacanta Saa’uul ku dhiman doonaa; haddaba wax iiga wanaagsan ma jiro inaan dalka reer Falastiin u…
Saa’uul Iyo Saaxiraddii Joogtay Ceyn Door 1 Oo wakhtigaas reer Falastiin ciidammadoodii oo dhan dagaal bay u soo urursadeen inay reer binu Israa’iil la diriraan. Aakiishna wuxuu Daa’uud ku yidhi,…
Aakiish Oo Daa’uud Ku Celiyey Siiqlag 1 Haddaba reer Falastiin waxay ciidammadoodii oo dhan ku soo ururiyeen Afeeq, oo reer binu Israa’iilna waxay soo ag degeen ishii ku tiil Yesreceel….
Daa’uud Oo Laayay Reer Camaaleq 1 Oo maalintii saddexaad intaanay Daa’uud iyo raggiisii Siiqlag iman ayaa reer Camaaleq soo dhaceen xagga koonfureed, iyo Siiqlag, oo waxay weerareen Siiqlag, wayna gubeen;…