SAMUU’EEL KOWAAD 11
Saa’uul Oo Badbaadiyey Magaaladii Yaabeesh 1 Markaasaa waxaa soo kacay Naaxaash oo ahaa reer Cammoon, oo wuxuu soo ag degay Yaabeesh Gilecaad. Oo dadkii Yaabeesh oo dhammu waxay Naaxaash ku…
Saa’uul Oo Badbaadiyey Magaaladii Yaabeesh 1 Markaasaa waxaa soo kacay Naaxaash oo ahaa reer Cammoon, oo wuxuu soo ag degay Yaabeesh Gilecaad. Oo dadkii Yaabeesh oo dhammu waxay Naaxaash ku…
Khudbaddii Samuu’eel 1 Samuu’eel wuxuu reer binu Israa’iil oo dhan ku yidhi, Bal eega, anigu waan maqlay codkiinnii iyo wixii aad igu tidhaahdeen oo dhan, oo waxaan idiin yeelay boqor…
Samuu’eel Oo Canaantay Saa’uul 1 Saa’uul markuu reer binu Israa’iil boqorka u noqday wuxuu jiray soddon sannadood, oo wuxuu reer binu Israa’iil xukumayay laba sannadood. 2 Markaasaa Saa’uul wuxuu reer…
1 Haddaba waxaa maalin dhacay inuu Yoonaataan ina Saa’uul ku yidhi ninkii dhallinyarada ahaa oo hubkiisa u siday, Bal ina keen aan ciidanka reer Falastiin oo xaggaas jooga u gudubnee….
Boqornimadii Saa’uul Oo Rabbigu Diiday 1 Markaasaa Samuu’eel wuxuu Saa’uul ku yidhi, Rabbigu wuxuu ii soo diray inaan kuu subko inaad boqor u ahaatid dadkiisa reer binu Israa’iil; haddaba bal…
Samuu’eel Oo Subkay Daa’uud 1 Markaasaa Rabbigu wuxuu Samuu’eel ku yidhi, War ilaa goormaad Saa’uul u ooyaysaa, adigoo og inaan u diiday inuu reer binu Israa’iil boqor u ahaado? Haddaba…
Daa’uud Iyo Goli’ad 1 Haddaba reer Falastiin waxay soo wada ururiyeen ciidammadoodii oo dagaal isu diyaariyey, oo waxay dhammaantood ku soo wada urureen Sokoh, oo ay reer Yahuudah leeyihiin, oo…
Saa’uul Oo Ka Masayray Daa’uud 1 Oo markii uu dhammeeyey lahadliddii uu Saa’uul la hadlayay ayay naftii Yoonaataan ku xidhantay naftii Daa’uud, oo Yoonaataan wuxuu isaga u jeclaaday sidii naftiisa….
Saa’uul Oo Isku Dayay Dilka Daa’uud 1 Markaasaa Saa’uul la hadlay wiilkiisii Yoonaataan iyo addoommadiisii oo dhan, oo wuxuu ku amray inay Daa’uud dilaan. 2 Laakiinse Saa’uul wiilkiisii Yoonaataan ahaa…
Daa’uud Iyo Yoonaataan 1 Markaasaa Daa’uud wuxuu ka cararay Naayood oo Raamaah ku taal, oo intuu Yoonaataan u yimid ayuu ku yidhi, War maxaan sameeyey? Oo dembigaygu waa maxay? Oo…