SABUURRADII 81
Kanu waa sabuur Aasaaf u tiriyey madaxdii muusikaystayaasha, oo waxaa lagu luuqeeyaa Gitiid. 1 Aad ugu gabya Ilaaha xooggeenna ah, Oo farxad ugu qayliya Ilaaha Yacquub. 2 Sabuurka kor u…
Kanu waa sabuur Aasaaf u tiriyey madaxdii muusikaystayaasha, oo waxaa lagu luuqeeyaa Gitiid. 1 Aad ugu gabya Ilaaha xooggeenna ah, Oo farxad ugu qayliya Ilaaha Yacquub. 2 Sabuurka kor u…
Kanu waa sabuur uu Aasaaf tiriyey. 1 Ilaah wuxuu dhex istaagaa ururka Ilaah, Oo wuxuu wax ku xukumaa ilaahyada dhexdooda, 2 Ilaa goormaad xaqdarro wax ku xukumaysaan? Oo ilaa goormaad…
Kanu waa sabuur gabay ah oo Aasaaf tiriyey. 1 Ilaahow, shib ha odhan, Oo ha aamusin, afkana ha haysan, Ilaahow. 2 Waayo, bal eeg, cadaawayaashaadu way buuqaan, Oo kuwii ku…
Kanu waa sabuur ay reer Qorax u tiriyeen madaxdii muusikaystayaasha, oo Gitiid lagu luuqeeyo. 1 Rabbiga ciidammadow, taambuugyadaadu sidee bay u yihiin wax la jeclaado! 2 Naftaydu waxay u xiisaysan…
Kanu waa sabuur ay reer Qorax u tiriyeen madaxdii muusikaystayaasha. 1 Rabbiyow, dalkaagii waad u roonaatay, Oo waxaad soo celisay maxaabiistii reer Yacquub. 2 Xumaantii dadkaagana waad cafiday, Oo dembigoodii…
Baryootankii Daa’uud. 1 Rabbiyow, dhegtaada ii soo dhig, oo ii jawaab, Waayo, waxaan ahay miskiin iyo mid baahane. 2 Naftayda dhawr, waayo, waxaan ahay mid cibaado leh, Ilaahayow, i badbaadi…
Kanu waa sabuur gabay ah oo ay reer Qorax tiriyeen. 1 Aasaaskiisu wuxuu ku jiraa buuraha quduuska ah. 2 Rabbigu degmooyinka reer Yacquub oo dhan Wuxuu ka jecel yahay irdaha…
Kanu waa sabuur gabay ah oo ay reer Qorax u tiriyeen madaxdii muusikaystayaasha, oo waxaa lagu luuqeeyaa Maxalad Lecannod. Oo waa Maskiil tacliin ah oo Heemaankii reer Cesraax. 1 Rabbiyow,…
Kanu waa sabuur Maskiil ah oo uu Eetaan kii reer Cesraax tiriyey. 1 Anigu weligayba waxaan ku gabyi doonaa Rabbiga waxyaalihiisa naxariista leh, Oo aaminnimadaadana afkaygaan ka ab ka ab…
Kitaabka Afraad Sabuurrada 90-106 Kanu waa baryootankii Muuse oo ahaa ninkii Ilaah. 1 Rabbiyow, tan iyo ka ab ka ab Adigu waxaad noo ahayd meesha aannu degganaanno. 2 Intaan buuruhu…