SABUURRADII 71
1 Rabbiyow, adigaan isku kaa halleeyaa, Yaanan weligay wareerin. 2 Xaqnimadaada igu samatabbixi oo i nabad geli, Dhegta ii dhig, oo i badbaadi. 3 Ii noqo dhagax weyn oo rug…
1 Rabbiyow, adigaan isku kaa halleeyaa, Yaanan weligay wareerin. 2 Xaqnimadaada igu samatabbixi oo i nabad geli, Dhegta ii dhig, oo i badbaadi. 3 Ii noqo dhagax weyn oo rug…
Kanu waa sabuur uu Sulaymaan tiriyey. 1 Ilaahow, boqorka xukummadaada sii, Oo wiilka boqorkana xaqnimadaada sii. 2 Isagu dadkaaga wuxuu ku xukumi doonaa xaqnimo, Oo masaakiintaadana caddaalad. 3 Buuruhu waxay…
Kitaabka Saddexaad Sabuurrada 73-89 Kanu waa sabuur Aasaaf tiriyey. 1 Hubaal Ilaah waa u roon yahay reer binu Israa’iil, Iyo xataa kuwa qalbigoodu daahirka yahay. 2 Laakiinse anigu waan turunturoon…
Kanu waa sabuur Maskiil ah oo Aasaaf tiriyey. 1 Ilaahow, bal maxaad weligaaba noo xoortay? Oo bal maxaa cadhadaadu ugu kululaataa idaha daaqsintaada? 2 Bal soo xusuuso ururkaaga aad waa…
Kanu waa sabuur gabay ah oo Aasaaf u tiriyey madaxdii muusikaystayaasha, oo waxaa lagu luuqeeyaa Altashed. 1 Ilaahow, adaan kuu mahadnaqnaa, Waannu kuu mahadnaqnaa, waayo, magacaagu waa noo dhow yahay,…
Kanu waa sabuur gabay ah oo Aasaaf u tiriyey madaxdii muusikaystayaasha, waxaa lagu qaadaa alaab xadhko leh oo muusiko ah. 1 Ilaah baa reer Yahuudah lagu dhex yaqaan, Oo magiciisuna…
Kanu waa sabuur Aasaaf u tiriyey madaxdii muusikaystayaasha. Oo wuxuu u tiriyey sidii Yeduutuun. 1 Anigu codkaygaan Ilaah ugu qayshan doonaa, Xataa Ilaah ayaan codkayga ugu qayshan doonaa, oo isaguna…
Kanu waa sabuur Maskiil ah oo Aasaaf tiriyey. 1 Dadkaygiiyow, sharcigayga dhegaysta, Oo dhegahana u dhiga erayada afkayga. 2 Afkayga waxaan ku furi doonaa masaal, Oo waxaan ku dhawaaqi doonaa…
Kanu waa sabuur Aasaaf tiriyey. 1 Ilaahow, quruumihii kale waxay u soo galeen dhaxalkaagii, Macbudkaagii quduuska ahaana way nijaaseeyeen, Oo Yeruusaalemna waxay ka dhigeen tuulmooyin. 2 Meydadkii addoommadaada waxay cunto…
Kanu waa sabuur Aasaaf u tiriyey madaxdii muusikaystayaasha, oo waxaa lagu luuqeeyaa Shoshanniim Ceduud. 1 Na maqal, Adhijirka reer binu Israa’iil jirow, Kaaga reer Yuusuf sida adhi u hor kacow,…