SABUURRADII 61
Kanu waa sabuur Daa’uud u tiriyey madaxdii muusikaystayaasha, oo waxaa lagu qaadaa alaab xadhko leh oo muusiko ah. 1 Ilaahow, qayladayda maqal, Oo baryadaydana dhegta u dhig. 2 Markii qalbigaygu…
Kanu waa sabuur Daa’uud u tiriyey madaxdii muusikaystayaasha, oo waxaa lagu qaadaa alaab xadhko leh oo muusiko ah. 1 Ilaahow, qayladayda maqal, Oo baryadaydana dhegta u dhig. 2 Markii qalbigaygu…
Kanu waa sabuur Daa’uud u tiriyey madaxdii muusikaystayaasha. Oo wuxuu u tiriyey sidii Yeduutuun. 1 Naftaydu waxay sugtaa Ilaah oo keliya, Oo badbaadadayduna waxay ka timaadaa xaggiisa. 2 Isaga oo…
Kanu waa sabuur Daa’uud tiriyey markuu joogay cidlada reer Yahuudah. 1 Ilaahow, waxaad tahay Ilaahay, oo anna goor hore ayaan ku doondooni doonaa, Naftaydu adigay kuu oomman tahay, jidhkayguna aduu…
Kanu waa sabuur Daa’uud u tiriyey madaxdii muusikaystayaasha. 1 Ilaahow, codkayga maqal markii aan kuu soo cawdo, Oo naftayda ka ilaali cadowga cabsidiisa. 2 Oo iga qari talada qarsoon oo…
Kanu waa sabuur gabay ah oo Daa’uud u tiriyey madaxdii muusikaystayaasha. 1 Ilaahow, ammaan baa Siyoon kugu sugaysa, Oo nidarkana waa in adiga laguu oofiyo. 2 Kaaga baryootanka maqlow, Dadka…
Kanu waa sabuur gabay ah oo loo tiriyey madaxdii muusikaystayaasha. 1 Dadka dhulka oo dhammow, Ilaah farxad ugu qayliya, 2 Oo ammaanta magiciisa ku gabya, Ammaantiisana qurxiya. 3 Ilaah waxaad…
Kanu waa sabuur gabay ah oo loo tiriyey madaxdii muusikaystayaasha, waxaana lagu qaadaa alaab xadhko leh oo muusiko ah. 1 Ilaahow, noo naxariiso, oo na barakee, Oo wejigaaguna ha na…
Kanu waa sabuur gabay ah oo Daa’uud u tiriyey madaxdii muusikaystayaasha. 1 Ilaah ha sara joogsado, oo cadaawayaashiisuna ha kala firdheen, Kuwa necebuna hortiisa ha ka carareen. 2 Sida qiiqu…
Kanu waa sabuur Daa’uud u tiriyey madaxdii muusikaystayaasha, oo waxaa lagu luuqeeyaa Shoshanniim. 1 Ilaahow, i badbaadi, Waayo, biyaa naftii ii keenay. 2 Waxaan ku dhex liimbadaa dhoobo mool dheer…
Kanu waa sabuur Daa’uud u tiriyey madaxdii muusikaystayaasha, si wax loogu xusuusto. 1 Ilaahow, soo dhaqso oo i samatabbixi, Rabbiyow, soo dhaqso oo i caawi. 2 Kuwa doondoonaya inay naftayda…