SABUURRADII 31

Kanu waa sabuur Daa’uud u tiriyey madaxdii muusikaystayaasha. 1 Rabbiyow, adigaan isku kaa halleeyaa, yaanan weligayba ceeboobin, Oo xaqnimadaada igu samatabbixi. 2 Dhegtaada ii soo dhig, oo dhaqso ii samatabbixi,…

SABUURRADII 32

Kanu waa sabuur Daa’uud tiriyey. Maskiil. 1 Waxaa barakaysan kii xadgudubkiisa la cafiyey, oo dembigiisa la daboolay. 2 Waxaa barakaysan ninkii aanu Rabbigu dembi ku tirin, Oo ruuxiisa aanay khiyaano…

SABUURRADII 33

1 Kuwiinna xaqa ahow, Rabbiga ku reyreeya, Waayo, kuwa qumman ammaan baa u habboon. 2 Rabbiga ugu mahadnaqa kataarad, Oo isaga ammaan ugu heesa idinkoo ka dhawaajinaya shareerad toban xadhig…

SABUURRADII 34

Kanu waa sabuur Daa’uud tiriyey markii uu asluubtiisa ku hor beddelay Abiimeleg oo isaga eryay, dabadeedna wuu iska tegey. 1 Wakhti kasta ayaan Rabbiga ammaani doonaa, Oo had iyo goorba…

SABUURRADII 35

Kanu waa sabuur Daa’uud tiriyey. 1 Rabbiyow, la dirir kuwa ila dirira, Oo la dagaallan kuwa ila dagaallama. 2 Gaashaan iyo gabbaad qaado. Oo caawimaaddayda daraaddeed u istaag. 3 Waran…

SABUURRADII 36

Kanu waa sabuur uu Daa’uud oo ahaa addoonkii Rabbiga u tiriyey madaxdii muusikaystayaasha. 1 Kii shar leh xadgudubkiisu wuxuu qalbigiisa ka yidhaahdaa, Ilaah ka cabsashadiisu indhahayga ma hor taal. 2…

SABUURRADII 37

Kanu waa sabuur Daa’uud tiriyey. 1 Ha isku dhibin xumaanfalayaasha aawadood, Hana uga hinaasin kuwa xaqdarrada sameeya. 2 Waayo, iyaga haddiiba waxaa loo jari doonaa sida cawska oo kale, Oo…

SABUURRADII 38

Kanu waa sabuur Daa’uud tiriyey inuu wax ku xusuusto. 1 Rabbiyow, cadhadaada ha igu canaanan, Oo dhirifkaaga kululna ha igu edbin. 2 Waayo, fallaadhahaagii aad bay ii mudeen, Oo gacantaaduna…

SABUURRADII 39

Kanu waa sabuur Daa’uud u tiriyey Yeduutuun oo ahaa madaxdii muusikaystayaasha. 1 Waxaan idhi, Jidadkaygaan iska jiri doonaa, Si aanan carrabkayga ugu dembaabin, Oo afkayga waxaan ku qaban doonaa xakame…

SABUURRADII 40

Kanu waa sabuur Daa’uud u tiriyey madaxdii muusikaystayaasha. 1 Anigu Rabbiga samir baan ku sugay, Oo isna wuu i soo jalleecay, qayladaydiina wuu maqlay, 2 Oo weliba wuxuu iga soo…