SABUURRADII 11
Kanu waa sabuur Daa’uud u tiriyey madaxdii muusikaystayaasha. 1 Anigu Rabbigaan isku halleeyaa, Haddaba idinku sidee baad naftayda ugu tidhaahdaan, Sida shimbir oo kale buurtiinnii ku carara? 2 Waayo, bal…
Kanu waa sabuur Daa’uud u tiriyey madaxdii muusikaystayaasha. 1 Anigu Rabbigaan isku halleeyaa, Haddaba idinku sidee baad naftayda ugu tidhaahdaan, Sida shimbir oo kale buurtiinnii ku carara? 2 Waayo, bal…
Kanu waa sabuur Daa’uud u tiriyey madaxdii muusikaystayaasha oo waxaa lagu luuqeeyaa Shemiiniid. 1 Rabbiyow, dadkaaga caawi, waayo, nin cibaado leh waa la waayayaa, Waayo, binu-aadmiga intii aaminka ahayd way…
Kanu waa sabuur Daa’uud u tiriyey madaxdii muusikaystayaasha. 1 Rabbiyow, ilaa goormaad i illoobaysaa? Ma weligaa baa? Oo ilaa goormaad wejigaaga iga qarinaysaa? 2 Ilaa goormaan naftayda la tashanayaa, Anigoo…
Kanu waa sabuur Daa’uud u tiriyey madaxdii muusikaystayaasha. 1 Nacasku wuxuu qalbigiisa iska yidhaahdaa, Ilaah ma jiro. Iyagu way kharriban yihiin, oo waxay sameeyeen shuqullo karaahiyo ah, Ma jiro mid…
Kanu waa sabuur Daa’uud tiriyey. 1 Rabbiyow, bal yaa taambuuggaaga ku fadhiyaya? Oo bal yaa buurtaada quduuska ah degganaanaya? 2 Waa kii si qumman u socda, oo xaqnimo sameeya, Oo…
Kanu waa gabay Mikhtaam ah oo Daa’uud tiriyey. 1 Ilaahow, i dhawr, waayo, adigaan isku kaa halleeyaa. 2 Waxaan Rabbiga ku idhi, Sayidkayga baad tahay, Oo innaba wanaag ma haysto…
Baryootankii Daa’uud. 1 Rabbiyow, xaqa maqal, oo qayladayda u jeeso, Oo baryadayda dhegta u dhig, taasoo aan ka bixin bushimo khiyaano leh. 2 Xukunkaygu ha ka yimaado hortaada, Oo indhahaaguna…
Kanu waa sabuur addoonkii Rabbiga oo Daa’uud ahaa u tiriyey madaxdii muusikaystayaasha, oo wuxuu Rabbiga kula hadlay erayada gabaygan maalintii Rabbigu ka samatabbixiyey gacantii cadaawayaashiisa oo dhan, iyo gacantii Saa’uulba,…
Kanu waa sabuur Daa’uud u tiriyey madaxdii muusikaystayaasha. 1 Samooyinku waxay caddeeyaan ammaanta Ilaah, Cirkuna wuxuu muujiyaa sancadii gacantiisa. 2 Maalinba maalinta ka dambaysaa waxay ku hadashaa hadal, Oo habeenba…
Kanu waa sabuur Daa’uud u tiriyey madaxdii muusikaystayaasha. 1 Rabbigu ha kuu jawaabo maalinta dhibta, Ilaaha Yacquub magiciisu meel sare ha ku taago, 2 Caawimaadna ha kaaga soo diro meesha…