SABUURRADII 141

Kanu waa sabuur Daa’uud tiriyey. 1 Rabbiyow, adigaan kuu qayshaday, haddaba ii soo dhaqso, Oo markaan kuu qayshado, codkayga dhegta u dhig. 2 Baryootankaygu ha noqdo sida foox hortaada la…

SABUURRADII 142

Kanu waa baryootan Maskiil ah ee Daa’uud tiriyey markuu godkii ku jiray. 1 Anigu codkaygaan Rabbiga ugu qayshadaa, Oo codkaygaan Rabbiga ku baryaa. 2 Oo hortiisaan ku cawdaa, Oo dhibaatadaydana…

SABUURRADII 143

Kanu waa sabuur Daa’uud tiriyey. 1 Rabbiyow, tukashadayda maqal, oo baryootankayga dhegta u dhig, Oo daacadnimadaada iyo xaqnimadaada iigu jawaab. 2 Anoo addoonkaaga ah xukun ha i gelin, Waayo, inta…

SABUURRADII 144

Kanu waa sabuur Daa’uud tiriyey. 1 Mahad waxaa leh Rabbiga dhagaxayga weyn ah, Oo gacmahayga dagaalka bara, Farahaygana dirirta bara, 2 Kaasoo ah raxmaddayda, iyo qalcaddayda, Munaaraddayda, iyo samatabbixiyahayga, Iyo…

SABUURRADII 145

Kanu waa sabuur ammaan ah oo Daa’uud tiriyey. 1 Ilaahayow, Boqorow, anigu waan ku sarraysiin doonaa, Oo magacaagana waan ammaani doonaa weligay iyo weligayba. 2 Maalin kasta mahad baan kuu…

SABUURRADII 146

1 Rabbiga ammaana. Naftaydoy, Rabbiga ammaan. 2 Intaan noolahay oo dhan Rabbiga waan ammaani doonaa, Oo ammaan baan Ilaahay ugu gabyi doonaa intaan jiro oo dhan. 3 Ha isku hallaynina…

SABUURRADII 147

1 Rabbiga ammaana. Waayo, way wanaagsan tahay in Ilaaheenna ammaan loogu gabyo, Waayo, taasu way wacan tahay, oo ammaantuna way habboon tahay. 2 Rabbigu Yeruusaalem buu dhisaa, Oo wuxuu isu…

SABUURRADII 148

1 Rabbiga ammaana. Rabbiga samooyinka ka ammaana, Meelaha sarsarena ka ammaana. 2 Malaa’igihiisa oo dhammow, ammaana isaga, Ciidankiisa oo dhammow, ammaana isaga. 3 Qorraxda iyo dayaxow, ammaana isaga, Xiddigaha iftiinka…

SABUURRADII 149

1 Rabbiga ammaana. Rabbiga gabay cusub ugu gabya, Oo ammaantiisana shirka quduusiinta kaga dhex gabya. 2 Reer binu Israa’iil kii iyaga uumay ha ku reyreeyeen, Oo reer Siyoonna boqorkooda ha…

SABUURRADII 150

1 Rabbiga ammaana. Ilaah ku dhex ammaana meeshiisa quduuska ah, Ku dhex ammaana samada xooggiisa. 2 Falimihiisa waaweyn aawadood u ammaana, U ammaana si waafaqsan weynaantiisa sare. 3 Dhawaaqa buunka…