SABUURRADII 121
Gabayga meelokoridda. 1 Buurahaan indhahayga ku taagi doonaa, Caawimaaddaydu xaggee bay ka iman doontaa? 2 Caawimaaddaydu waxay ka timaadaa Rabbiga sameeyey samada iyo dhulka. 3 Isagu uma oggolaan doono in…
Gabayga meelokoridda. 1 Buurahaan indhahayga ku taagi doonaa, Caawimaaddaydu xaggee bay ka iman doontaa? 2 Caawimaaddaydu waxay ka timaadaa Rabbiga sameeyey samada iyo dhulka. 3 Isagu uma oggolaan doono in…
Gabayga meelokoridda oo Daa’uud tiriyey. 1 Waan farxay markay igu yidhaahdeen, Ina keena, aan guriga Rabbiga tagnee. 2 Yeruusaalemay, cagahayagu Waxay taagan yihiin irdahaaga gudahooda, 3 Yeruusaalem waxaa loo dhisay…
Gabayga meelokoridda. 1 Kaaga samooyinka dhex fadhiyow, Adigaan indhahayga kor kuugu taagaa. 2 Bal eeg, sida ay indhaha addoommadu u fiiriyaan gacanta sayidkooda, Iyo sida ay gabadh indhaheedu u fiiriyaan…
Gabayga meelokoridda oo Daa’uud tiriyey. 1 Haddaan Rabbigu inala jirin Hadda reer binu Israa’iil ha yidhaahdeen, 2 Haddaan Rabbigu inala jirin, Markii dadku inagu kacay, 3 Kolkaasay innagoo noolnool ina…
Gabayga meelokoridda. 1 Kuwa Rabbiga isku halleeyaa Waa sida Buur Siyoon oo aan la dhaqaajin karin, laakiinse weligeedba sii jirta. 2 Sida buuruhu Yeruusaalem ugu wareegsan yihiin Ayuu Rabbigu dadkiisa…
Gabayga meelokoridda. 1 Markii Rabbigu soo celiyey maxaabiistii Siyoon, Waxaynu noqonnay sida kuwa riyooda. 2 Markaasaa afkeenna waxaa ka buuxsamay qosol, Carrabkeennana gabay, Kolkaasaa quruumaha waxaa laga dhex yidhi, Rabbigu…
Gabayga meelokoridda oo Sulaymaan tiriyey. 1 Haddaan Rabbigu guriga dhisin, Kuwa dhisaya, waxtarla’aan bay u hawshoodaan, Haddaan Rabbigu magaalada dhawrin, Waardiyuhu micnela’aan buu u soo jeedaa. 2 Faa’iido idiinma leh…
Gabayga meelokoridda. 1 Waxaa barakaysan mid kasta oo Rabbiga ka cabsada, Oo jidadkiisa ku socda. 2 Waayo, waad cuni doontaa waxa gacmahaagu ku hawshoodeen, Waadna farxi doontaa, oo waad barwaaqoobi…
Gabayga meelokoridda. 1 Tan iyo yaraantaydii marar badan bay i dhibeen, Reer binu Israa’iil hadda ha yidhaahdeen, 2 Tan iyo yaraantaydii marar badan bay i dhibeen, Laakiinse igama ay adkaan….
Gabayga meelokoridda. 1 Rabbiyow, waxaan kaaga qayshaday moolalka. 2 Sayidow, codkayga maqal, Oo dhegahaagu ha noqdeen kuwo u digtoon Codka baryootankayga. 3 Rabbiyow, haddaad dembiyada u fiirsatid, Bal yaa istaagi…