SABUURRADII 111
1 Rabbiga ammaana. Qalbigayga oo dhan ayaan Rabbiga ugaga mahadnaqi doonaa Guddiga kuwa qumman dhexdiisa iyo ururka dhexdiisaba. 2 Shuqullada Rabbigu way waaweyn yihiin, Oo waxaa doondoona kuwa ku faraxsan…
1 Rabbiga ammaana. Qalbigayga oo dhan ayaan Rabbiga ugaga mahadnaqi doonaa Guddiga kuwa qumman dhexdiisa iyo ururka dhexdiisaba. 2 Shuqullada Rabbigu way waaweyn yihiin, Oo waxaa doondoona kuwa ku faraxsan…
1 Rabbiga ammaana. Waxaa barakaysan ninkii Rabbiga ka cabsada, Oo aad ugu farxa amarradiisa. 2 Farcankiisu wuxuu ku xoog badnaan doonaa dhulka, Kuwa qumman farcankooduna wuu barakoobi doonaa. 3 Gurigiisa…
1 Rabbiga ammaana. Rabbiga addoommadiisow, ammaana. Rabbiga magiciisa ammaana. 2 Hadda intii ka bilaabata iyo tan iyo weligeedba Rabbiga magiciisu mahad ha lahaado. 3 Qorraxdu markay soo baxdo iyo markay…
1 Markay reer binu Israa’iil Masar ka soo bexeen, Oo ay reerkii Yacquub dad af qalaad ka soo bexeen, 2 Ayaa Yahuudah noqday meeshiisa quduuska ah, Israa’iilna noqday meeshuu u…
1 Rabbiyow, yaanay noo ahaan, yaanay noo ahaan, Laakiinse magacaaga ammaani ha u ahaato, Naxariistaada iyo runtaada daraaddood. 2 Bal maxay quruumuhu u odhanayaan, Haddaba Ilaahoodu meeh? 3 Laakiinse Ilaahayagu…
1 Rabbiga waan jeclahay, maxaa yeelay, wuxuu maqlay Codkaygii iyo baryootankaygii. 2 Dhegtuu ii dhigay, Sidaas daraaddeed isagaan baryi doonaa intaan noolahay oo dhan. 3 Xadhkihii dhimashada ayaa i hareereeyey,…
1 Quruumaha oo dhammow, Rabbiga ammaana, Dadyowga oo dhammow, ammaana isaga. 2 Waayo, naxariistiisu xaggeenna waa ku weyn tahay, Rabbiga runtiisuna weligeedba way waartaa. Rabbiga ammaana. —https://d1b84921e69nmq.cloudfront.net/220/32k/PSA/117-73b962b748ab89ef598e7ba8de257880.mp3?version_id=827—
1 Rabbiga ku mahadnaqa, maxaa yeelay, isagu waa wanaagsan yahay, Waayo, naxariistiisu weligeedba way waartaa. 2 Haddaba reer binu Israa’iil ha yidhaahdeen, Naxariistiisu weligeedba way waartaa. 3 Oo reerka Haaruun…
ALEF 1 Waxaa barakaysan kuwa jidka ku qumman, Oo sharciga Rabbiga ku socda. 2 Waxaa barakaysan kuwa dhawra markhaatifurkiisa, Oo Rabbiga ku doondoona qalbiga oo dhan. 3 Haah, oo xaqdarro…
Gabayga meelokoridda. 1 Anigoo cidhiidhi ku jira ayaan Rabbiga u qayshaday, Oo isna wuu ii jawaabay. 2 Rabbiyow, naftayda ka samatabbixi bushimo been sheega, Iyo carrab khiyaano badan. 3 Carrabka…