SABUURRADII 101

Kanu waa sabuur Daa’uud tiriyey. 1 Waxaan ka gabyi doonaa naxariis iyo garsoorid, Rabbiyow, waxaan kuugu gabyi doonaa ammaan. 2 Oo waxaan u dhawrsan doonaa si qumman oo caqliya, Bal…

SABUURRADII 102

Kanu waa mid dhibaataysan baryootankiis markuu taag darnaado, oo uu Rabbiga u cawdo. 1 Rabbiyow, baryootankayga maqal, Qayladayduna ha ku soo gaadho. 2 Wejigaaga ha iga qarin maalinta aan dhibaataysnahay,…

SABUURRADII 103

Kanu waa sabuur Daa’uud tiriyey. 1 Naftaydoy, Rabbiga ammaan, Oo inta igu jirta oo dhammay, ammaana magiciisa quduuska ah. 2 Naftaydoy, Rabbiga ammaan, Oo ha illoobin wanaagga uu kuu sameeyo…

SABUURRADII 104

1 Naftaydoy, Rabbiga ammaan. Rabbiyow Ilaahayow, aad baad u weyn tahay, Oo waxaad huwan tahay murwad iyo haybad. 2 Waxaad sida maro u huwataa nuur, Oo samooyinkana waxaad u kala…

SABUURRADII 105

1 Rabbiga ku mahadnaqa, oo magiciisa ku barya, Falimihiisana dadyowga ka dhex sheega. 2 Isaga u gabya, oo ammaan ugu gabya, Shuqulladiisa yaabka badan oo dhanna ka hadla. 3 Ku…

SABUURRADII 106

1 Rabbiga ammaana. Rabbiga ku mahadnaqa, waayo, isagu waa wanaagsan yahay, Oo naxariistiisuna weligeedba way waartaa. 2 Yaa sheegi kara Rabbiga falimihiisa waaweyn? Amase yaa muujin kara ammaantiisa oo dhan?…

SABUURRADII 107

1 Rabbiga ku mahadnaqa, waayo, isagu waa wanaagsan yahay, Oo naxariistiisuna weligeedba way sii waartaa. 2 Kuwa Rabbigu soo furtay sidaas ha yidhaahdeen, Waana kuwa uu isagu ka soo furtay…

SABUURRADII 108

Kanu waa sabuur gabay ah oo Daa’uud tiriyey. 1 Ilaahow, qalbigaa ii fadhiya, Waan gabyi doonaa, haah, waxaan kuugu gabyi doonaa ammaantayda. 2 Shareerad iyo kataaradow, toosa, Aroorta hore waan…

SABUURRADII 109

Kanu waa sabuur Daa’uud u tiriyey madaxdii muusikaystayaasha. 1 Ilaaha ammaantaydow, ha iska aamusin, 2 Waayo, waxay igu kala qaadeen afka kan sharka leh iyo kan khiyaanada lehba, Oo waxay…

SABUURRADII 110

Kanu waa sabuur Daa’uud tiriyey. 1 Rabbigu wuxuu Sayidkayga ku yidhi, Midigtayda fadhiiso, Ilaa aan cadaawayaashaada ka dhigo meeshaad cagahaaga saaratid. 2 Rabbigu wuxuu Siyoon ka soo diri doonaa ushii…