ROOMA 11
Diidniinta Ilaah Israa’iil Diiday Ma Dhamma 1 De waxaan leeyahay, Ilaah miyuu xooray dadkiisii? Ma suurtowdo. Waayo, anba waxaan ahay mid reer binu Israa’iil ah, oo farcankii Ibraahim ah, oo…
Diidniinta Ilaah Israa’iil Diiday Ma Dhamma 1 De waxaan leeyahay, Ilaah miyuu xooray dadkiisii? Ma suurtowdo. Waayo, anba waxaan ahay mid reer binu Israa’iil ah, oo farcankii Ibraahim ah, oo…
Nolosha Cusub 1 Haddaba, walaalayaalow, waxaan idinku baryayaa Ilaah naxariistiisa inaad jidhkiinna Ilaah u siisaan sida allabari nool oo quduus ah oo Ilaah ku farxo, waana cibaadaysigiinna caqliga leh. 2…
Waa In Kuwa Amarka Leh Laga Dambeeyo 1 Naf waluba ha ka dambayso kuwa amarka sare leh, waayo, amar ma jiro kan Ilaah ka yimaada mooyaane. Kuwa jirana Ilaah baa…
Waa In Loo Dulqaataa Kuwa Wax Ka Shakiya 1 Kii rumaysadka ku itaal yar soo dhoweeya, mana aha inaad ra’ayiyadiisa la murantaan. 2 Mid baa rumaysan inuu wax walba cuno,…
1 Kuweenna xoogga leh waxaa inagu waajib ah inaynu qaadno itaaldarrada kuwa xoogga yar, oo aynaan nafteenna ka farxin. 2 Midkeen kastaaba deriskiisa ha ka farxiyo inuu ku wanaagsanaado oo…
Salaan 1 Waxaan idin barayaa walaasheen Foybi oo ah mid u adeegta kiniisadda ku taal Kenekhreya, 2 inaad iyada ku dhowaysaan Rabbiga, sida quduusiinta u eg, oo aad ku caawintaan…