NAXUUM 1
Cadhadii Rabbiga U Cadhooday Nineweh 1 Kanu waa warka culus oo Nineweh ku saabsan. Oo waa kitaabkii waxa Naxuum kii reer Elkosh la tusay. 2 Rabbigu waa Ilaah masayrah oo…
Cadhadii Rabbiga U Cadhooday Nineweh 1 Kanu waa warka culus oo Nineweh ku saabsan. Oo waa kitaabkii waxa Naxuum kii reer Elkosh la tusay. 2 Rabbigu waa Ilaah masayrah oo…
Dhiciddii Nineweh 1 Kii wax burburinayay waa u soo baxay hortiinna. Qalcaddiinna dhawra, oo jidka ilaaliya, oo guntiga isku giijiya, oo xooggiinnana si weyn u adkeeya. 2 Waayo, Rabbigu sharaftii…
Waxaa Iska Hoogay Nineweh 1 Waxaa iska hoogtay magaalada dhiigga! Waayo, dhammaanteed waxaa ka buuxa been iyo dhac, oo boobkuna iyada kama dhammaado. 2 Oo waxaa ka buuxa dhawaaqa karbaashka,…