MATAYOS 1

Abtirsiinta Ciise 1 Kanu waa kitaabkii abtirsiinyada Ciise Masiix, ina Daa’uud, ina Ibraahim. 2 Ibraahim wuxuu dhalay Isxaaq, Isxaaqna wuxuu dhalay Yacquub, Yacquubna wuxuu dhalay Yahuudah iyo walaalihiis, 3 Yahuudahna…

MATAYOS 2

Imaatinkii Nimankii Xigmadda Lahaa 1 Goortii Ciise ku dhashay Beytlaxamtii Yahuudiya, waagii Herodos boqorkii ahaa, waxaa Yeruusaalem bari kaga yimid niman xigmad leh iyagoo leh, 2 Xaggee buu joogaa boqorka…

MATAYOS 3

Yooxanaa Baabtiisaha Iyo Farriintii Uu Waday 1 Maalmahaas waxaa yimid Yooxanaa Baabtiisaha isagoo cidlada Yahuudiya wax ku wacdiyaya, oo leh, 2 Toobadkeena, waayo, boqortooyadii jannadu waa dhow dahay. 3 Waayo,…

MATAYOS 4

Shayddaan Baa Isku Dayay Inuu Ciise Duufsado 1 Goortaasaa Ruuxu Ciise cidlada u kaxeeyey in Ibliisku jirrabo. 2 Oo goortuu afartan maalmood iyo afartan habeen soomanaa, ayuu dabadeed gaajooday. 3…

MATAYOS 5

Wacdigii Ciise Dadka Ku Wacdiyey Markuu Buurta Joogay 1 Markuu dadkii badnaa arkay ayuu buur fuulay, markaasuu fadhiistay oo xertiisa ayaa u timid. 2 Kolkaasuu afkiisa kala qaaday oo wax…

MATAYOS 6

Sadaqadbixinta Qarsoon 1 Iska jira inaydnaan xaqnimadiinna dadka ku hor samayn inay idin arkaan, haddii kale abaal kuma lihidin Aabbihiinna jannada ku jira. 2 Haddaba markaad sadaqad bixinayso, buun ha…

MATAYOS 7

Xukunka Dadka Kale Lagu Xukumo 1 Ninna ha xukumina inaan laydin xukumin. 2 Waayo, xukunkii aad ku xukuntaan ayaa laydinku xukumi doonaa, oo qiyaastii aad ku qiyaastaan ayaa laydinku qiyaasi…

MATAYOS 8

Baraslihii La Bogsiiyey 1 Goortuu buurta ka soo degay, dad badan baa soo raacay. 2 Oo bal eeg, waxaa u yimid nin baras leh oo caabuday, oo ku yidhi, Sayidow,…

MATAYOS 9

Curyaankii La Bogsiiyey 1 Markaasuu doonni fuulay oo dhanka kale u tallaabay oo magaaladiisii yimid. 2 Kolkaasay waxay u keeneen nin curyaan ah oo sariir ku jiifa. Ciise oo rumaysadkooda…

MATAYOS 10

Ciise Laba Iyo Tobankiisii Rasuul 1 Markaasuu wuxuu u yeedhay laba-iyo-tobankii xertiisa ahaa oo wuxuu siiyey amar ay jinniyo wasakh leh ku saaraan oo ay bugto walba iyo cudur walba…