MARKOS 11

Ciise Guul Buu Ku Galay Yeruusaalem 1 Goortay Yeruusaalem ku soo dhowaadeen, halka Beytfaage iyo Beytaniya, xaggii Buur Saytuun, xertiisii ayuu laba ka diray. 2 Wuxuuna ku yidhi, Tuulada idinka…

MARKOS 12

Masaalka Ku Saabsan Beerta Canabka Ah 1 Markaasuu wuxuu bilaabay inuu masaallo kula hadlo iyaga. Nin baa wuxuu beertay beer canab ah, oo ood ku heraaray, dabadeedna god macsareed ka…

MARKOS 13

Ciise Wuxuu Sii Sheegay Dumidda Macbudka 1 Goortuu macbudka ka baxay, xertiisa midkood ayaa ku yidhi, Eeg, Macallimow, dhagaxyada iyo dhismaha siday u weyn yihiin! 2 Ciise wuxuu ku yidhi,…

MARKOS 14

Shirqoolkii Ciise Loo Dhigay 1 Laba maalmood dabadeed waxaa jiray Iiddii Kormaridda iyo Iiddii Kibistii-aan-khamiirka-lahayn. Wadaaddadii sare iyo culimmadii waxay doonayeen si ay khiyaano ugu qabtaan oo ay u dilaan….

MARKOS 15

Ciise Oo Hor Taagan Bilaatos Oo Ahaa Taliyaha Reer Rooma 1 Aroortii kolkiiba wadaaddadii sare waxay la wada hadleen waayeelladii iyo culimmadii iyo shirkii oo dhan. Ciisena way xidheen oo…

MARKOS 16

Ciise Waa Ka Soo Sara Kacay Kuwii Dhintay 1 Goortii sabtidii dhammaatay Maryan tii reer Magdala, iyo Maryan oo ahayd Yacquub hooyadiis, iyo Saloome, waxay iibsadeen dhir udgoon inay u…