MAAHMAAHYADII 21

1 Boqorka qalbigiisu wuxuu ku jiraa gacanta Rabbiga sida webiyada biyaha ah, Oo wuxuu u leexiyaa meel alla meeshuu doonayo. 2 Nin jidkiis waluba waa la qumman yahay isaga, Laakiinse…

MAAHMAAHYADII 22

1 Magac wanaagsan baa laga doortaa maal badan, Oo nimcana waa ka wanaagsan tahay lacag iyo dahab. 2 Taajirka iyo miskiinku way wada kulmaan, Oo Rabbigu waa kii kulligood sameeyey….

MAAHMAAHYADII 23

1 Markaad u fadhiisatid inaad taliye wax la cuntid, Aad uga fiirso waxa hortaada yaal, 2 Oo mindi cunaha iska saar Haddaad tahay nin hunguri weyn. 3 Cuntadiisa macaan ha…

MAAHMAAHYADII 24

1 Dad shar leh ha ka masayrin, Hana jeclaysan inaad iyaga la joogtid. 2 Waayo, qalbigoodu wuxuu ka fikiraa kharribaad, Oo bushimahooduna waxay ku hadlaan belaayo. 3 Guri wuxuu ku…

MAAHMAAHYADII 25

Maahmaahyadii Kale Ee Sulaymaan 1 Oo weliba kuwanuna waa maahmaahyadii Sulaymaan, Oo boqorkii Yahuudah oo Xisqiyaah ahaa raggiisii ay soo guuriyeen. 2 Waa u ammaan Ilaah inuu xaal qariyo, Laakiinse…

MAAHMAAHYADII 26

1 Sida wakhtiga kulul aan baraf cad ugu habboonayn, oo wakhtiga beergooyska aan roob ugu habboonayn, Ayaan sharaf nacas ugu habboonayn. 2 Sida shimbir iska wareegaysa iyo sida dabafallaadh iska…

MAAHMAAHYADII 27

1 Berrito ha ku faanin, Waayo, ma ogid waxay maalinu keeni doonto. 2 Mid kale ha ku faaniyo oo yaanu afkaagu ku faanin, Shisheeye ha ku ammaano, oo yaanay bushimahaagu…

MAAHMAAHYADII 28

1 Kuwa sharka lahu waxay cararaan iyadoo aan ciduna eryanayn, Laakiinse kuwa xaqa ahu waxay u dhiirran yihiin sida libaax oo kale. 2 Waddan xadgudubkiisa aawadiis amiirradu way badan yihiin,…

MAAHMAAHYADII 29

1 Kii inta wax badan la canaanto ka madax adkaadaa, Dhaqso buu u jabi doonaa, dawona ma leh. 2 Markii kuwa xaqa ahu amarka haystaan, dadku wuu reyreeyaa, Laakiinse markii…

MAAHMAAHYADII 30

Erayadii Aguur 1 Kuwanu waa erayadii Aaguur ina Yaaqeh, oo ahaa reer Masaa. Ninku wuxuu la hadlay Iitii’eel, iyo xataa Iitii’eel iyo Ukaal, oo ku yidhi, 2 Hubaal anigu waan…