LUUKOS 22

Yuudas Khiyaanadiisa 1 Waxaa soo dhowaatay Iiddii Kibistii-aan-khamiirka-lahayn oo la yidhaahdo Kormaridda. 2 Markaasaa wadaaddadii sare iyo culimmadii waxay dooneen si ay u dilaan isaga, waayo, dadka ayay ka baqeen….

LUUKOS 23

Ciise Oo Hor Taagan Bilaatos Oo Ahaa Taliyaha Reer Rooma 1 Markaasaa dadkoodii oo dhan kacay, oo waxay isagii hor geeyeen Bilaatos. 2 Kolkaasay bilaabeen inay ku ashtakeeyaan iyagoo leh,…

LUUKOS 24

Ciise Waa Ka Soo Sara Kacay Kuwii Dhintay 1 Maalintii ugu horraysay ee toddobaadka, goortii waagii beryayay, ayay xabaashii yimaadeen, iyagoo wada dhirtii udgoonayd oo ay diyaargareeyeen. 2 Oo waxay…