LAAWIYIINTII 21

Qaynuunnadii Wadaaddada 1 Markaasaa Rabbigu Muuse ku yidhi, La hadal wadaaddada ah wiilashii Haaruun, oo waxaad ku tidhaahdaa, Ninkiinna yuusan isu nijaasayn mid dadkiisa ah oo dhintay, 2 xigaalkiisa u…

LAAWIYIINTII 22

1 Markaasaa Rabbigu Muuse la hadlay oo wuxuu ku yidhi, 2 La hadal Haaruun iyo wiilashiisa, oo waxaad iyaga u sheegtaa inay iska soocaan waxyaalaha quduuska ah oo reer binu…

LAAWIYIINTII 23

1 Markaasaa Rabbigu Muuse la hadlay oo wuxuu ku yidhi, 2 Dadka reer binu Israa’iil la hadal oo waxaad ku tidhaahdaa, Kuwanu waa Rabbiga iidihiisa la amray, oo aad naadin…

LAAWIYIINTII 24

Saliidda Iyo Rootiga La Dhigo Rabbiga Hortiisa 1 Markaasaa Rabbigu Muuse la hadlay oo wuxuu ku yidhi, 2 Waxaad reer binu Israa’iil ku amartaa inay kuu keenaan saliid saafiya oo…

LAAWIYIINTII 25

Sannadka Toddobaad 1 Markaasa Rabbigu Muuse kula hadlay Buur Siinay oo wuxuu ku yidhi, 2 Reer binu Israa’iil la hadal, oo waxaad ku tidhaahdaa, Markaad gashaan dalka aan idin siinayo,…

LAAWIYIINTII 26

Abaalmarintii Addeecidda 1 Waa inaydaan sanamyo samaysan, ama aydaan qotonsan ekaan la qoray amase tiir, oo waa inaydaan dalkiinna dhagax la qoray u dhex dhigin inaad u sujuuddaan, waayo, aniga…

LAAWIYIINTII 27

Qiimaynta Waxa Rabbiga 1 Markaasaa Rabbigu Muuse la hadlay oo wuxuu ku yidhi, 2 Dadka reer binu Israa’iil la hadal oo waxaad ku tidhaahdaa, Haddii nin nidar galo, qofafka waa…