LAAWIYIINTII 1

Qurbaanka La Gubo 1 Rabbigu wuxuu Muuse uga yeedhay teendhadii shirka oo intuu la hadlay ayuu ku yidhi, 2 Reer binu Israa’iil la hadal oo waxaad ku tidhaahdaa, Markii nin…

LAAWIYIINTII 2

Qurbaanka Hadhuudhka Ah 1 Oo markii qof qurbaan hadhuudh ah Rabbiga u bixinayo, qurbaankiisu ha ahaado bur, oo waa inuu saliid ku shubaa, oo fooxna saaraa. 2 Oo isagu ha…

LAAWIYIINTII 3

Allabariga Qurbaannada Nabaadiinada Ah 1 Oo haddii qurbaankiisu yahay allabari qurbaanno nabaadiino ah, oo uu lo’da ka bixinayo, lab ama dhaddig midduu yahayba, waa inuu Rabbiga hortiisa ku bixiyaa neef…

LAAWIYIINTII 4

Qurbaanka Dembi Lagu Bixiyo 1 Markaasaa Rabbigu Muuse la hadlay oo ku yidhi, 2 Dadka reer binu Israa’iil la hadal, oo waxaad ku tidhaahdaa, Haddii mid kama’ ugu dembaabo waxyaalihii…

LAAWIYIINTII 5

1 Haddii qof ku dembaabo cod dhaar ah oo uu maqlay, ee uu isagu marag ka yahay, hadduu arkay iyo hadduu gartayba, hadduusan sheegin waa inuu dembigiisa qaataa. 2 Ama…

LAAWIYIINTII 6

1 Markaasaa Rabbigu Muuse la hadlay oo wuxuu ku yidhi, 2 Haddii qof dembaabo oo uu Rabbiga ku xadgudbo, oo uu si aan daacad ahayn deriskiisa kula macaamiloodo wax ku…

LAAWIYIINTII 7

Qurbaankii Xadgudubka 1 Oo kanuna waa sharciga ku saabsan qurbaanka xadgudubka. Kaasu waa kan ugu wada quduusan. 2 Meesha qurbaanka la gubo lagu gowraco waa in qurbaanka xadgudubkana lagu gowracaa,…

LAAWIYIINTII 8

Haaruun Iyo Wiilashiisii Oo La Caleemasaaray 1 Markaasaa Rabbigu Muuse la hadlay oo wuxuu ku yidhi, 2 Waxaad keentaa Haaruun iyo wiilashiisa oo isaga la jira, iyo dharka, iyo saliidda…

LAAWIYIINTII 9

Wadaaddadii Oo Bilaabay Shaqadooda 1 Oo maalintii siddeedaad ayaa Muuse u yeedhay Haaruun iyo wiilashiisii, iyo odayaashii reer binu Israa’iil, 2 oo wuxuu Haaruun ku yidhi, Waxaad keentaa dibi yar…

LAAWIYIINTII 10

Dhimashadii Naadaab Iyo Abiihuu 1 Oo Naadaab iyo Abiihuu oo ahaa wiilashii Haaruun ayaa midkood waluba qaatay idankiisii, oo dab bay ku rideen, fooxna way dul saareen, oo waxay Rabbiga…