ISHACYAAH 21

Wax Sii Sheegid Ka Gees Ah Baabuloon 1 Kanu waa warka culus ee ku saabsan cidlada badda ku ag taal. Sida cirwareentu koonfur uga timaado oo kale ayuu cidlada oo…

ISHACYAAH 22

Wax Sii Sheegid Ku Saabsan Yeruusaalem 1 Kanu waa war culus ee dooxada muujinta ku saabsan. War maxaa idinku dhacay, oo aad dhammaantiin guryaha dushooda la korteen? 2 Magaalada qaylada…

ISHACYAAH 23

Wax Sii Sheegid Ku Saabsan Turos 1 Kanu waa warka culus ee Turos ku saabsan. Doonniyaha Tarshiishow, baroorta, waayo, way baabba’day, guri iyo irid la galo midna ma leh, waxaana…

ISHACYAAH 24

Rabbiga Oo Dhulka Baabbi’inayaa 1 Bal eega, Rabbigu dalkuu madhinayaa, oo baabba’ buu ka dhigayaa, wuuna afgembiyayaa, oo kuwa degganna wuu kala firdhinayaa. 2 Oo waxay noqon doontaa in wixii…

ISHACYAAH 25

Rabbiga Ammaana 1 Rabbiyow, waxaad tahay Ilaahay. Waan ku sarraysiin doonaa, oo magacaagana waan ammaani doonaa, waayo, waxaad samaysay waxyaalo yaab badan oo ah talooyin aad waa hore aaminnimo iyo…

ISHACYAAH 26

Gabay Ammaan ah 1 Oo maalintaas dalka Yahuudah waxaa lagaga gabyi doonaa gabaygan, Annagu magaalo xoog badan baannu leennahay, oo Rabbigu wuxuu derbiyo iyo qalcado nooga dhigi doonaa badbaado. 2…

ISHACYAAH 27

Samatabbixintii Israa’iil 1 Oo wakhtigaas ayaa Rabbigu seeftiisa adag ee weyn ee xoogga badan ku ciqaabi doonaa Lewiiyaataan oo ah maska dheereeya, iyo xataa Lewiiyaataan oo ah maska qalloocan, oo…

ISHACYAAH 28

Hooggii Efrayim 1 Waxaa iska hoogay taajka kibirka oo sakhraamiinta reer Efrayim, iyo ubaxa engegay ee quruxdooda weyn oo ku yaal madaxa dooxada barwaaqaysan ee kuwa khamrigu ka adkaaday. 2…

ISHACYAAH 29

Hooggii Magaalada Daa’uud 1 Waxaa iska hoogtay Arii’eel, Arii’eel oo ah magaaladii Daa’uud degay. Sannad ba sannad ku dara, oo ciiduhuna sidooda ha u soo wareegeen. 2 Markaasaan Arii’eel dhibi…

ISHACYAAH 30

Waxaa Hoogay Caasiyiinta 1 Rabbigu wuxuu leeyahay, Waxaa iska hoogay dadka caasiyiinta ah oo talo aan iga iman ku talaggala, oo heshiis sameeya laakiinse aan xagga Ruuxayga ahayn, si ay…