ISHACYAAH 11

Biqilka Ka Soo Bixi Doonaa Yesay 1 Oo jiridda Yesay biqil baa ka soo biqli doona, oo xididdadiisana laan baa ka soo dhalan doonta, 2 oo waxaa ku dul joogi…

ISHACYAAH 12

Gabayo Ammaan Ah 1 Oo maalintaas waxaad odhan doontaa, Rabbiyow, waan kuu mahadnaqayaa, waayo, in kastoo aad ii cadhaysnayd, cadhadaadii way iga rogmatay oo waad i qalbi qaboojisay. 2 Bal…

ISHACYAAH 13

Wax Sii Sheegid Ka Gees Ah Baabuloon 1 Kanu waa warka culus ee Baabuloon ku saabsan oo uu Ishacyaah ina Aamoos arkay. 2 Buurta dheer calan ka taaga, codkana iyaga…

ISHACYAAH 14

1 Waayo, Rabbigu reer Yacquub wuu u naxariisan doonaa, oo haddana reer binu Israa’iil ayuu dooran doonaa, dalkoodiina wuu fadhiisin doonaa, oo waxaa iyaga ku darman doona shisheeyayaal, wayna la…

ISHACYAAH 15

Wax Sii Sheegid Ka Gees Ah Moo’aab 1 Kanu waa warka culus ee Moo’aab ku saabsan. Caartii Moo’aab habeen qudha baa lagu dumiyey oo baabba’shay; Qiirtii Moo’aab habeen qudha baa…

ISHACYAAH 16

1 Taliyaha dalka baraarka uga soo dira Selac oo cidlada ag taal, oo waxaad ugu keentaan buurta magaalada Siyoon. 2 Waayo, sidii shimbir wareegaysa oo buulkeedii laga tuuray ayaa gabdhaha…

ISHACYAAH 17

Wax Sii Sheegid Ka Gees Ah Dimishaq 1 Kanu waa warka culus ee Dimishaq ku saabsan. Bal eega, Dimishaq inay magaalo sii ahaato waa laga joojiyey, oo waxay ahaan doontaa…

ISHACYAAH 18

Wax Sii Sheegid Ka Gees Ah Kuush 1 Dalka baalasha hadhsanaya wuxuu ka sii shisheeyaa webiyaasha Kuush! 2 Ergooyin ayuu badda ku diraa, oo xataa doonniyo caw ah ayuu biyaha…

ISHACYAAH 19

Wax Sii Sheegid Ku Saabsan Masar 1 Kanu waa warka culus ee Masar ku saabsan. Bal eega, Rabbigu wuxuu fuushan yahay daruur dheeraysa oo wuxuu u socdaa Masar, oo sanamyada…

ISHACYAAH 20

Wax Sii Sheegid Ka Gees Ah Masar Iyo Kuush 1 Sannaddii Sargoon oo ahaa boqorkii Ashuur uu Tartaan Ashdood u diray, oo uu tegey, oo la diriray oo qabsaday Ashdood,…