HOOSHEECA 11

Jacaylkii Ilaah Ee Israa’iil 1 Markii Israa’iil ilmo yar ahaa waan jeclaan jiray, oo wiilkaygii Israa’iil waxaan uga yeedhay dalka Masar. 2 Sidii loogu yeedhay ayay iyagii uga fogaadeen. Waxay…

HOOSHEECA 12

1 Reer Efrayim waxay quutaan dabayl oo waxay daba galaan dabaysha bari. Had iyo goorba been iyo baabba’ bay badiyaan, oo waxay axdi la dhigtaan dadka dalka Ashuur, saliidna Masar…

HOOSHEECA 13

Caradii Rabbiga Ee Reer Binu Israa’iil 1 Markii reer Efrayim hadleen waxaa jiray gariir, oo dalka Israa’iil ayay isku dhex sarraysiiyeen, laakiinse markay Bacal ku gardarnaadeen ayay dhinteen. 2 Oo…

HOOSHEECA 14

Toobadkeeniddu Barakay Leedahay 1 Dadka Israa’iilow, u soo noqda Rabbiga Ilaahiinna ah, waayo, xumaantiinnii waad ku dhacdeen. 2 Erayo ula taga Rabbiga, oo waxaad ku tidhaahdaan, Xumaanta oo dhan naga…