HOOSHEECA 1

1 Kanu waa Eraygii Rabbiga oo u yimid Hoosheeca ina Be’eeri wakhtigii dalka Yahuudah ay boqorrada ku ahaayeen Cusiyaah, iyo Yootam, iyo Aaxaas, iyo Xisqiyaah, iyo wakhtigii dalka Israa’iil uu…

HOOSHEECA 2

1 Waxaad wiilasha walaalihiinna ah ku tidhaahdaan,Cammii, gabdhaha walaalihiinna ahna waxaad ku tidhaahdaan,Ruxaamaah. Ciqaabtii Iyo Soo Celintii Israa’iil 2 Hooyadiin barya, ee barya, waayo, iyadu ma aha afadaydii, oo aniguna…

HOOSHEECA 3

Maslaxaddii Hoosheeca Ee Afadiisa 1 Markaasaa Rabbigu igu yidhi, Haddana tag, oo waxaad jeclaataa naag la caashaqo oo dhillo ah, sida Rabbigu u jecel yahay dadka Israa’iil in kastoo ay…

HOOSHEECA 4

Ashtako Lid Ku Ah Israa’iil 1 Dadka Israa’iilow, Rabbiga eraygiisa maqla, waayo, Rabbigu dacwad buu la leeyahay dadka dalka deggan, maxaa yeelay, dalka dhexdiisa laguma arko run, ama naxariis, ama…

HOOSHEECA 5

Xukunkii Ku Dhacay Israa’iil 1 Wadaaddadow, tan maqla, oo dadka Israa’iilow, dhegaysta, oo reerka boqorkow, dhegta u dhiga, waayo, xukun baa idinku dhacaya, maxaa yeelay, waxaad ahaydeen dabin Misfaah ku…

HOOSHEECA 6

Toobadkeenidla’aantii Israa’iil 1 Ina keena aan Rabbiga ku noqonnee, waayo, isagaa ina dillacshay, oo isagaa ina bogsiin doona, isagaa wax inagu dhuftay, oo isagaa nabraheenna inoo duubi doona. 2 Laba…

HOOSHEECA 7

1 Haddaba markii aan damco inaan dadka Israa’iil bogsiiyo ayaa waxaa la soo bandhigaa xumaantii reer Efrayim, iyo sharnimadii dadka Samaariya, waayo, waxay sameeyaan wax been ah, oo tuuggiina guduhuu…

HOOSHEECA 8

Israa’iil Oo Goosanaya Ufo 1 Buunka afkaaga saar. Cadowgu sidii gorgor buu u imanayaa guriga Rabbiga, maxaa yeelay, dadku axdigaygay jebiyeen, oo sharcigaygiina way ku xadgudbeen. 2 Way ii qayshan…

HOOSHEECA 9

Ciqaabta Israa’iil 1 Dadka Israa’iilow, farxad ha ku rayraynina sida dadyowga, waayo, waxaad ka tagteen Ilaahiinnii sida naag ninkeeda ka dhillowday, oo waxaad aad u jeclaateen inaad caashaq lacag ku…

HOOSHEECA 10

1 Dadka Israa’iil waa geed canab ah oo barwaaqaysan, kaasoo midhihiisa soo bixiya, oo sida midhihiisu u bateen ayuu meelihiisa allabariga u badiyey, oo sida dalkiisu u barwaaqaysan yahay ayay…