FALIMAHA RASUULLADA 21
Bawlos Baa Ka Tegey Mileetos Oo Wuxuu U Dhoofay Turos 1 Oo waxaa dhacday, markaannu iyagii ka tagnay oo dhoofnay dabadeed, inaannu toos u nimid Koos, maalintii dambena waxaannu nimid…
Bawlos Baa Ka Tegey Mileetos Oo Wuxuu U Dhoofay Turos 1 Oo waxaa dhacday, markaannu iyagii ka tagnay oo dhoofnay dabadeed, inaannu toos u nimid Koos, maalintii dambena waxaannu nimid…
Hadalkii Bawlos Kula Hadlay Yuhuuddii 1 Walaalayaal iyo aabbayaalow, maqla isdaafacidda aan imminka idiin sheegayo. 2 Kolkay maqleen inuu af Cibraaniga kula hadlay, ayay sidii hore ka sii aamuseen. Markaasuu…
1 Markaasaa Bawlos shirka aad u fiiriyey oo ku yidhi, Walaalayaalow, ilaa maalintan ayaan qalbi wanaagsan ku noolaa Ilaah hortiis. 2 Kolkaasaa wadaadkii sare oo Ananiyas la odhan jiray ku…
Bawlos Waxaa Xukun Loo Hor Joojiyey Taliye Feelikos 1 Kolkaasaa shan maalmood dabadeed waxaa yimid Ananiyas oo ahaa wadaadkii sare oo wata kuwo waayeellada ah iyo mid codkar ah oo…
Bawlos Waxaa Xukun Loo Hor Joojiyey Feestos 1 Haddaba Feestos markuu soo galay gobolkii, ayuu saddex maalmood dabadeed Kaysariya ka tegey, oo wuxuu aaday Yeruusaalem. 2 Markaasaa wadaaddadii sare iyo…
Bawlos Oo Agribba Hortiisa Ka Hadlaya 1 Markaasaa Agribba wuxuu Bawlos ku yidhi, Waa laguu fasaxay inaad nafsaddaada u hadashid. Kolkaasaa Bawlos gacantiisa fidiyey oo isdaafacay. 2 Boqor Agribbow, waxaan…
Bawlos Wuxuu U Dhoofay Rooma, Markaasuu Kereetee U Dhoofay 1 Haddaba markii la goostay inaannu Itaaliya u dhoofo ayaa Bawlos iyo dhawr kale oo maxaabiis ah waxaa loo dhiibay boqol-u-taliye…
Bawlos Oo Melita Jooga 1 Oo kolkii aannu wada baxsannay ayaan ogaannay in gasiiraddaas la yidhaahdo Melita. 2 Oobarbariyiintii waxay na tuseen raxmad khaas ah; waayo, iyagu waxay shideen dab,…