FALIMAHA RASUULLADA 11

Butros Ayaa Daafacay Wixii Uu Sameeyey 1 Haddaba rasuulladii iyo walaalihii Yahuudiya joogay ayay waxay maqleen in dadka aan Yuhuudda ahaynna ay ereygii Ilaah aqbaleen. 2 Oo markii Butros Yeruusaalem…

FALIMAHA RASUULLADA 12

Herodos Baa Xertii Silciyey Oo Butros Baa Xabsigii Ka Baxsaday 1 Haddaba wakhtigaas boqorkii Herodos ahaa ayuu wuxuu gacmihiisa u fidiyey inuu dhibo qaar ka mid ah kuwa kiniisadda. 2…

FALIMAHA RASUULLADA 13

Kiniisaddii Antiyokh Ku Tiil 1 Haddaba kiniisaddii Antiyokh ku tiil waxaa joogay nebiyo iyo macallimiin, kuwaas oo ahaa Barnabas, iyo Simecoon oo la odhan jiray Niger, iyo Lukiyos oo reer…

FALIMAHA RASUULLADA 14

Bawlos Iyo Barnabas Oo Ikoniyon Jooga 1 Waxaa Ikoniyon ka dhacday inay wada galeen sunagogga Yuhuudda, oo siday u hadleen aawadeed dad badan oo Yuhuud iyo Gariigba ah ayaa rumaystay….

FALIMAHA RASUULLADA 15

Masiixiyiinta Aan Yuhuudda Ahayn Iyo Sharciga Muuse 1 Niman Yahuudiya ka yimid ayaa walaalihii wax baray iyagoo leh, Haddaan caadada Muuse laydinku gudin, badbaadi kari maysaan. 2 Oo markii Bawlos…

FALIMAHA RASUULLADA 16

Timoteyos Baa Bawlos Raacay 1 Oo wuxuu kaloo yimid Derbe iyo Lustara; oo bal eega, halkaas waxaa joogay nin xer ah oo la odhan jiray Timoteyos, oo ahaa Yahuudiyad rumaysan…

FALIMAHA RASUULLADA 17

Bawlos Oo Tesaloniika Jooga 1 Haddaba markay sii dhex mareen Amfibolis iyo Abollooniya ayay waxay yimaadeen Tesaloniika meeshaas oo sunagogga Yuhuuddu ahaa; 2 oo Bawlos sidii caadadiisu ahayd, ayuu iyagii…

FALIMAHA RASUULLADA 18

Bawlos Oo Korintos Jooga 1 Waxyaalahaas dabadeed Ateenay ayuu ka tegey, oo wuxuu yimid Korintos. 2 Meeshaasna wuxuu ka helay Yuhuudi Akula la odhan jiray, oo reer Bontos ah, oo…

FALIMAHA RASUULLADA 19

Yooxanaa Baabtiisaha Xertiisii Oo Efesos Joogta 1 Haddaba waxaa dhacay, markii Abolloos Korintos joogay, in Bawlos oo soo dhex maray waddanka sare yimid Efesos, oo halkaas wuxuu kula kulmay kuwo…

FALIMAHA RASUULLADA 20

Bawlos Oo Jooga Makedoniya Iyo Dalka Gariigta Iyo Taroo’as 1 Markii rabshaddii dhammaatay dabadeed Bawlos ayaa xertii u cid diray oo dhiirrigeliyey, markaasuu nabadgelyeeyey oo baxay inuu Makedoniya tago. 2…