DAANYEEL 1

Tababbarkii Daanyeel Ee Baabuloon 1 Sannaddii saddexaad oo boqornimadii boqorkii Yahuudah oo ahaa Yehooyaaqiim waxaa Yeruusaalem yimid oo hareereeyey boqorkii Baabuloon oo ahaa Nebukadnesar. 2 Sayidkuna gacantiisuu geliyey boqorkii Yahuudah…

DAANYEEL 2

Riyadii Nebukadnesar 1 Oo sannaddii labaad oo boqornimadii Nebukadnesar ayaa Nebukadnesar riyooyin ku riyooday, markaasuu argaggaxay oo ay hurdadiisii ka baabba’day. 2 Markaasaa boqorkii wuxuu ku amray in loo yeedho…

DAANYEEL 3

Ekaanta Muuqaalka Dabka Iyo Ololka Foornada 1 Boqor Nebukadnesar wuxuu sameeyey ekaan dahab ah, oo jooggeedu lixdan dhudhun yahay, ballaadhkeeduna lix dhudhun yahay, oo wuxuu qotomiyey bannaankii Duuraa oo ku…

DAANYEEL 4

Riyadii Nebukadnesar Ee Ku Saabsanayd Geedka 1 Anoo Boqor Nebukadnesar ah waxaan ku leeyahay dadyowga, iyo quruumaha, iyo kuwa kala afka ah oo dhulka oo dhan deggan, Nabadu ha idinku…

DAANYEEL 5

Qoraalladii Derbiga 1 Markaasaa Boqor Beelshaasar wuxuu diyaafad weyn u sameeyey kun nin oo saraakiishiisii ah, markaasuu khamri ku hor cabbay kunkii nin. 2 Beelshaasar markuu dhadhamiyey khamrigii ayuu amray…

DAANYEEL 6

Daanyeel Oo Ku Jiray Bohoshii Libaaxyada 1 Daariyus waxaa la wanaagsanaa inuu boqortooyadiisa u yeelo boqol iyo labaatan amiir, oo boqortooyada oo dhan wada gaadha; 2 oo wuxuu iyagii ka…

DAANYEEL 7

Riyadii Daanyeel Ee Afarta Bahal 1 Sannaddii kowaad oo boqorkii Baabuloon oo ahaa Beelshaasar, ayaa Daanyeel riyooday, waxna waa la tusay isagoo sariirtiisa ku jiifa; markaasuu riyadii qoray, waxyaalihii dhammaantoodna…

DAANYEEL 8

Daanyeel Oo Ku Riyooday Wan Iyo Orgi 1 Sannaddii saddexaad oo boqornimadii Boqor Beelshaasar ayaa riyo ii muuqatay anigan Daanyeel ah, taasuna way ka dambaysay tii markii hore ii muuqatay….

DAANYEEL 9

Baryadii Daanyeel 1 Sannaddii kowaad oo Daariyus kii ahaa ina Ahashwerus oo reer Maaday, oo boqorka looga dhigay boqortooyadii reer Kaldayiin, 2 sannaddii kowaad oo boqornimadiisa ayaan anigoo Daanyeel ahu…

DAANYEEL 10

Daanyeel Oo Ku Riyooday Wax Qof U Eg 1 Sannaddii saddexaad oo boqorkii Faaris oo Kuuros ahaa ayaa wax loo muujiyey Daanyeel, oo magiciisa la odhan jiray Beelteshaasar; waxaasuna run…