CESRAA 1
Kuuros Oo Ku Caawiyey Masaafurintii Dib U Noqosho 1 In Eraygii Rabbiga ee Yeremyaah afkiisa ka soo baxay uu ahaado aawadeed, sannaddii kowaad oo Kuuros oo ahaa boqorkii Faaris ayaa…
Kuuros Oo Ku Caawiyey Masaafurintii Dib U Noqosho 1 In Eraygii Rabbiga ee Yeremyaah afkiisa ka soo baxay uu ahaado aawadeed, sannaddii kowaad oo Kuuros oo ahaa boqorkii Faaris ayaa…
Tiradii Masaafurintii Ku Noqotay 1 Haddaba kuwanu waa dadkii gobolka ee ka soo noqday maxaabiisnimadii, oo ku jiray kuwii la kaxaystay, oo Nebukadnesar oo ahaa boqorkii Baabuloon uu u kaxaystay…
Dibudhisiddii Meesha Allabariga 1 Oo markii bishii toddobaad la gaadhay, oo ay reer binu Israa’iilna iska degganaayeen magaalooyinkoodii, ayaa dadkii oo dhammu ugu soo wada urureen Yeruusaalem sidii nin keliya….
Dhisiddii Macbudka Oo La Horjoogsaday 1 Haddaba cadaawayaashii reer Yahuudah iyo reer Benyaamiin markay maqleen inay kuwii maxaabiistii ahaan jiray macbud u dhisayeen Rabbiga ah Ilaaha reer binu Israa’iil, 2…
Warqaddii Tatenay U Diray Daariyus 1 Haddaba nebiyadii ahaa Nebi Xaggay, iyo Sekaryaah ina Iddo ayaa wax u sii sheegay Yuhuuddii degganayd Yahuudah iyo Yeruusaalem, oo magaca Ilaaha reer binu…
Amarkii Boqor Daariyus 1 Markaasaa Boqor Daariyus amar bixiyey, oo waa la baadhay gurigii buugagga taariikhda oo khasnadaha la dhigi jiray ee Baabuloon ku dhex yiil. 2 Markaasaa magaalada Axmetaa…
Cesraa Oo Yeruusaalem Yimid 1 Haddaba waxyaalahaas dabadeed intii Artaxshasta oo boqorkii Faaris ahaa dowladnimada haystay ayaa Baabuloon waxaa ka soo kacay Cesraa ina Seraayaah, oo ahaa ina Casaryaah, ina…
Tiradii Madaxdii Qabiilooyinka Ee La Soo Noqotay Cesraa 1 Haddaba madaxdii qabiilooyinka waa kuwan, oo kanu waa abtirkii kuwii Baabuloon iga raacay waagii Boqor Artaxshasta dowladnimada haystay. 2 Wiilashii Fiinexaas…
Baryadii Cesraa Ee Ku Saabsanayd Guurka 1 Oo markii waxyaalahaas la sameeyey dabadeed waxaa ii yimid amiirradii oo igu yidhi, Dadka reer binu Israa’iil, iyo wadaaddadii iyo reer Laawi, gooni…
Dadkii Way Qirteen Dembigoodii 1 Haddaba intii Cesraa tukanayay oo uu wax qiranayay isagoo ooyaya oo isku tuuraya guriga Ilaah hortiisa, waxaa isagii reer binu Israa’iil uga soo ururay shir…