CAAMOOS 1
1 Kuwanu waa erayadii Caamoos oo ka mid ahaa xoolojirkii reer Teqooca, iyo wixii uu arkay oo ku saabsanaa dalka Israa’iil wakhtigii uu Cusiyaah dalka Yahuudah boqorka ka ahaa, iyo…
1 Kuwanu waa erayadii Caamoos oo ka mid ahaa xoolojirkii reer Teqooca, iyo wixii uu arkay oo ku saabsanaa dalka Israa’iil wakhtigii uu Cusiyaah dalka Yahuudah boqorka ka ahaa, iyo…
1 Rabbigu wuxuu leeyahay, Saddex iyo weliba afar xadgudub oo ay reer Moo’aab sameeyeen aawadood ayaanan ciqaabtooda uga noqonaynin, maxaa yeelay, iyagu waxay gubeen lafihii boqorka reer Edom ilaa ay…
Israa’iil Oo Lagu Yeeray Markhaatiyaal Ka Gees Ah 1 Reer binu Israa’iilow, bal maqla eraygan Rabbigu idinkaga hadlay. Waxaan kaga hadlay dadkii aan dalka Masar ka soo bixiyey oo dhan,…
Israa’iil Ilaah Uma Ay Soo Noqon 1 Eraygan maqla, kuwiinnan ah sacaha Baashaan oo buurta Samaariya jooga, oo masaakiinta dulma, oo kuwa baahan cadaadiya, oo sayidyadooda ku yidhaahda, Wax noo…
Baroor Iyo U Yeerid In La Toobadkeeno 1 Dadka Israa’iilow, maqla eraygan aan idiinku barooranayo. 2 Bikradda ah dalka Israa’iil waa dhacday, oo mar dambena ma sara joogsan doonto. Dalkeedii…
Hoogga Kuwa Caajisan 1 Waxaa iska hoogay kuwa Siyoon xasilloonaan ku nool, oo buurta Samaariya ammaan ku deggan, kuwaasoo ah kuwa caanka ah ee madaxda quruumaha oo dadka Israa’iil u…
Ayax, Dab Iyo Xarig Miisaan Leh 1 Sayidka Rabbiga ahu wax buu i tusay, oo bal eeg, wuxuu sameeyey ayax markii fufkii dambe bilowday, oo bal eeg, waxay ahayd fufkii…
Dambiil Midho Bisil 1 Oo haddana Sayidka Rabbiga ahu wax buu i tusay, oo waxaan arkay dambiil midho bisilu ka buuxaan. 2 Oo wuxuu igu yidhi, Caamoosow, maxaad aragtaa? Oo…
Israa’iil Waa La Baabbi’in Doonaa 1 Waxaan arkay Sayidka oo ag taagan meesha allabariga, oo wuxuu yidhi, Fayaaradaha garaac ilaa meelahooda sare gariiraan, oo dadka oo dhan madaxooda ku wada…