BOQORRADII KOWAAD 1

Adoniiyaah Oo Iska Dhigay Boqor 1 Haddaba Boqor Daa’uud wuu gaboobay, da’ buuna la dhacay, oo waxay huwiyeen dhar, laakiinse kulayl ma uu helin. 2 Sidaas daraaddeed addoommadiisii waxay ku…

BOQORRADII KOWAAD 2

Wixii Daa’uud Ku Amray Sulaymaan 1 Haddaba waxaa soo dhowaaday wakhtigii Daa’uud dhiman lahaa; oo wuxuu amray wiilkiisii Sulaymaan oo ku yidhi, 2 Anigu waxaan marayaa jidka dadka dhulka oo…

BOQORRADII KOWAAD 3

Sulaymaan Oo Weyddiistay Xigmad 1 Markaasaa Sulaymaan xidhiidh la yeeshay boqorkii Masar oo Fircoon ahaa, oo soo kaxaystay Fircoon gabadhiisii, wuxuuna keenay magaaladii Daa’uud ilaa uu dhammeeyey dhismihii gurigiisa, iyo…

BOQORRADII KOWAAD 4

Amiirradii Iyo Barasaabyadii Sulaymaan 1 Oo Boqor Sulaymaanna boqor buu u ahaa dadkii Israa’iil oo dhan. 2 Oo kuwanuna amiirradiisii bay ahaayeen, Casaryaah oo uu dhalay wadaadkii Saadooq ahaa, 3…

BOQORRADII KOWAAD 5

Diyaarintii Dhisidda Macbudka 1 Oo Xiiraam oo ahaa boqorkii Turos wuxuu Sulaymaan u soo diray addoommadiisii, waayo, wuxuu maqlay inay meeshii aabbihiis isaga boqradeen; waayo, Xiiraam weligiisba wuxuu jeclaa Daa’uud….

BOQORRADII KOWAAD 6

Sulaymaan Oo Macbudkii Dhisay 1 Oo Sulaymaan wuxuu bilaabay inuu gurigii Rabbiga dhiso markay ahayd afar boqol iyo siddeetan sannadood, kolkii reer binu Israa’iil dalka Masar ka soo baxeen dabadeed,…

BOQORRADII KOWAAD 7

Sulaymaan Oo Qasrigiisii Dhisay 1 Oo Sulaymaan gurigiisana wuxuu dhisayay saddex iyo toban sannadood, oo gurigiisii oo dhanna wuu dhammeeyey. 2 Waayo, guriga wuxuu ka dhisay geedihii Lubnaan, oo dhererkiisu…

BOQORRADII KOWAAD 9

Rabbiga Oo U Muuqday Sulaymaan 1 Oo Sulaymaan markuu dhammeeyey dhismihii guriga Rabbiga, iyo gurigii boqorka, iyo kulli wixii uu damacsanaa oo uu ku faraxsanaa inuu sameeyo oo dhan, 2…

BOQORRADII KOWAAD 10

Boqoraddii Shebaa Oo Booqatay Sulaymaan 1 Boqoraddii Shebaa markay maqashay Sulaymaan warkiisii ku saabsanaa xagga magaca Rabbiga ayay ugu timid inay ku imtixaanto su’aalo adadag. 2 Oo waxay Yeruusaalem la…

BOQORRADII KOWAAD 11

Naagihii Sulaymaan 1 Oo Boqor Sulaymaan wuxuu jeclaaday naago badan oo qalaad, oo aan gabadhii Fircoon ahayn, naagahaas oo ahaa reer Moo’aab, iyo reer Cammoon, iyo reer Edom, iyo reer…