BILOWGII 31

Yacquub Oo Ka Cararaya Laabaan 1 Wuxuu maqlay hadalkii Laabaan wiilashiisii, iyagoo leh, Yacquub baa wixii aabbeheen oo dhan wada qaatay, oo xoolahan oo dhan wuxuu ku helay wixii aabbeheen….

BILOWGII 32

Yacquub Oo Isu Diyaarinaya Inuu Ceesaw La Kulmo 1 Yacquubna jidkiisii buu iska qaaday, malaa’igihii Ilaah baana ka hor yimid. 2 Yacquubna markuu iyagii arkay wuxuu yidhi, Kanu waa ciidankii…

BILOWGII 33

Yacquub Oo Ceesaw La Kulmay 1 Markaasaa Yacquub indhihiisii kor u taagay oo wax fiiriyey, wuxuuna arkay Ceesaw oo soo socda, oo afar boqol oo nin wata. Kolkaasuu carruurtii u…

BILOWGII 34

Diinah Iyo Reer Shekem 1 Oo Diinah oo ahayd gabadhii Lee’ah ay Yacquub u dhashay ayaa dibadda u baxday inay soo aragto gabdhihii dalka. 2 Markaasuu Shekem ina Xamoor kii…

BILOWGII 35

Yacquub Oo Beytel Ku Laabtay 1 Oo Ilaah wuxuu Yacquub ku yidhi, Kac oo xagga Beytel tag, oo halkaas deg; oo meel allabari halkaas uga samee Ilaahii kuu muuqday markii…

BILOWGII 36

Farcankii Ceesaw 1 Haddaba kuwanuna waa farcankii Ceesaw, isna waa Edom. 2 Ceesaw wuxuu gabdhihii reer Kancaan ka guursaday Caadah ina Eeloon kii reer Xeed, iyo Aaholiibaamah ina Canah, oo…

BILOWGII 37

Riyooyinkii Yuusuf 1 Yacquubna wuxuu degay dhulkii aabbihiis qariibka ku ahaan jiray, oo ahaa dalkii Kancaan. 2 Kuwanuna waa farcankii Yacquub. Yuusuf, isagoo jira toddoba iyo toban sannadood, ayuu idaha…

BILOWGII 38

Yahuudah Iyo Taamaar 1 Oo waagaas waxay noqotay inuu Yahuudah ka tegey walaalihiis, oo wuxuu u leexday nin magiciisa la odhan jiray Xiirah oo reer Cadullaam ah. 2 Markaasaa Yahuudah…

BILOWGII 39

Yuusuf Iyo Footiifar Naagtiisa 1 Yuusufna waxaa la keenay Masar. Kuwii reer Ismaaciil oo isaga halkaas geeyeyna waxaa gacantoodii ka iibsaday nin Masri ahaa oo la odhan jiray Footiifar, oo…

BILOWGII 40

Ninkii Khamriga Fircoon Siin Jiray Iyo Dubihii Kibista 1 Waxyaalahaas ka dib, kii boqorkii Masar khamriga siin jiray iyo kii wax u dubi jiray waxay xumeeyeen sayidkoodii ahaa boqorkii Masar….