BILOWGII 21

Dhalashadii Isxaaq 1 Oo Rabbigu Saarah wuu soo booqday siduu yidhi, oo Rabbigu wuxuu Saarah u yeelay siduu kula hadlay. 2 Oo Saarah way uuraysatay, oo Ibraahim wiil bay u…

BILOWGII 22

Tijaabadii Ibraahim 1 Oo waxaa dhacay waxyaalahaas ka dib, in Ilaah tijaabiyey Ibraahim, oo uu ku yidhi, Ibraahimow. Isna wuxuu yidhi, Waa i kan. 2 Markaasuu ku yidhi, Hadda kaxee…

BILOWGII 23

Dhimashadii Saarah 1 Saarah waxay noolayd boqol iyo toddoba iyo labaatan sannadood; intaasu waa Saarah cimrigeedii. 2 Oo Saarah waxay ku dhimatay Qiryad Arbac, taasoo ah Xebroon, tan ku taal…

BILOWGII 24

Isxaaq Iyo Rebeqah 1 Ibraahimna waa da’ weynaa, gabow buuna la dhacay. Rabbiguna Ibraahim buu ku barakeeyey wax walba. 2 Oo Ibraahim, wuxuu ku yidhi addoonkiisii oo dadka gurigiisa ugu…

BILOWGII 25

Dhimashadii Ibraahim 1 Ibraahim wuxuu guursaday naag kale, magaceeduna wuxuu ahaa Qetuurah. 2 Oo waxay u dhashay Simraan, iyo Yoqshaan, iyo Medaan, iyo Midyaan, iyo Yishbaaq, iyo Shuu’ah. 3 Yoqshaanna…

BILOWGII 26

Isxaaq Iyo Abimeleg 1 Waxaa dhulkii ka dhacday abaar, oo aan ahayn tii hore oo waagii Ibraahim dhacday. Markaasaa Isxaaq u kacay xagga Abimeleg oo ahaa boqorkii reer Falastiin xagga…

BILOWGII 27

Yacquub Oo Helay Barakadii Isxaaq 1 Markii Isxaaq gaboobay, oo ay indhihiisii u arag darnaayeen si uusan waxba arki karin, ayuu u yeedhay wiilkiisii weynaa oo Ceesaw ahaa, oo wuxuu…

BILOWGII 28

1 Isxaaqna wuxuu u yeedhay Yacquub, wuuna u duceeyey, oo wuxuu ku amray, oo ku yidhi, Waa inaadan naag ka guursan gabdhaha reer Kancaan. 2 Kac oo xagga Fadan Araam…

BILOWGII 29

Yacquub Oo Gaaray Fadan Araam 1 Yacquubna sodcaalkiisii buu iska sii watay, oo wuxuu yimid dalkii reer bari. 2 Kolkaasuu wax fiiriyey, oo wuxuu arkay ceel berrinka ku dhex yaal,…

BILOWGII 30

1 Raaxeelna markay aragtay inaanay Yacquub carruur u dhalin, ayay walaasheed ka masayrtay; oo waxay Yacquub ku tidhi, Carruur i sii, haddii kalese waan dhiman. 2 Markaasaa Yacquub aad ugu…