BAXNIINTII 11

Belaayadii Oo Ku Dhacday Curadyada 1 Markaasaa Rabbigu wuxuu Muuse ku yidhi, Weli belaayo kale ayaan Fircoon iyo Masar ku soo dejin doonaa; oo dabadeedna wuu idin sii dayn doonaa…

BAXNIINTII 12

Kormariddii Rabbiga 1 Oo Rabbigu wuxuu Muuse iyo Haaruun kula hadlay dalka Masar, oo ku yidhi, 2 Bishanu waxay idiin noqonaysaa tii bilaha ugu horraysay; oo waxay idiin noqonaysaa sannadda…

BAXNIINTII 13

Gooni Uga Soociddii Curadyada 1 Markaasaa Rabbigu Muuse la hadlay oo wuxuu ku yidhi, 2 Curadyada oo dhan quduus iiga dhig; wax alla wixii maxal fura oo ku dhex jira…

BAXNIINTII 14

1 Markaasaa Rabbigu la hadlay Muuse, oo wuxuu ku yidhi, 2 La hadal reer binu Israa’iil oo u sheeg inay dib u soo noqdaan oo ay degaan meel ka horraysa…

BAXNIINTII 15

Gabaygii Muuse Iyo Maryan 1 Markaasaa Muuse iyo reer binu Israa’iil waxay Rabbiga ugu gabyeen gabaygan, oo intay qaadeen, bay yidhaahdeen, Anigu Rabbiga waan u gabyi doonaa, waayo, ammaan buu…

BAXNIINTII 16

Maanna Iyo Digaagduur 1 Markaasay ka ambabbexeen Eelim, oo shirkii reer binu Israa’iil oo dhammu waxay yimaadeen cidlada Siin la yidhaahdo, taasoo u dhaxaysa Eelim iyo Siinay, waxayna ahayd bishii…

BAXNIINTII 17

Biyihii Dhagaxa Ka Yimid 1 Oo markaasaa shirkii reer binu Israa’iil oo dhammu waxay ka sodcaaleen cidlada Siin la yidhaahdo, oo waxay u socdeen sidii Rabbigu ku amray, kolkaasay waxay…

BAXNIINTII 18

Yetroo Oo Booqanaya Muuse 1 Haddaba wadaadkii Midyaan oo Yetroo ahaa, Muusena soddog u ahaa, ayaa wuxuu maqlay kulli wixii Rabbigu u sameeyey Muuse iyo dadkiisa reer binu Israa’iil, iyo…

BAXNIINTII 19

Buurtii Siinay 1 Markii reer binu Israa’iil Masar ka soo bexeen dabadeed, bishii saddexaad, ayay isla maalintaas yimaadeen cidlada Siinay la yidhaahdo. 2 Oo markay ka soo keceen Refiidiim oo…

BAXNIINTII 20

Tobankii Amar 1 Markaasaa Rabbigu erayadan oo dhan ku hadlay, isagoo leh, 2 Anigu waxaan ahay Rabbiga Ilaahaaga ah, oo kaa soo bixiyey dalkii Masar iyo gurigii addoonsiga. 3 Aniga…