AYUUB 21

Ayuub 1 Markaasaa Ayuub u jawaabay oo wuxuu ku yidhi, 2 Maqla oo warkayga aad u dhegaysta, Oo tanuna ha noqoto wixii aad igu qalbiqabowjisaan. 3 Bal mar ii oggolaada…

AYUUB 22

Eliifas 1 Markaasaa Eliifas oo ahaa reer Teemaan u jawaabay, oo wuxuu ku yidhi, 2 Ma nin baa Ilaah wax u tari kara? Hubaal kii xigmad lahu isagaa wax isu…

AYUUB 23

Ayuub 1 Markaasaa Ayuub u jawaabay oo wuxuu ku yidhi, 2 Xataa maantadan guryankayga cabashada ahu waa qadhaadh yahay, Oo gacanta i saaranuna waa ka sii daran tahay cabashadayda. 3…

AYUUB 24

1 Ilaaha Qaadirka ahu muxuu wakhtiyo u kaydin waayaa? Kuwa isaga yaqaanse maxay maalmihiisa u arki waayaan? 2 Waxaa jira kuwa soohdinta dalka durkiya, Oo waxay xoog ku dhacaan adhyo,…

AYUUB 25

Bildad 1 Markaasaa Bildad oo ahaa reer Shuuxii u jawaabay, oo wuxuu ku yidhi, 2 Dowladnimo iyo cabsiba isagaa leh, Oo meelihiisa sarena nabad buu ka dhigaa. 3 Ciidammadiisu ma…

AYUUB 26

Ayuub 1 Markaasaa Ayuub u jawaabay oo wuxuu ku yidhi, 2 Sidee baad u caawisay midka aan itaalka lahayn! Oo kan ayan gacantiisu xoogga lahayn sidee baad u badbaadisay! 3…

AYUUB 27

1 Oo haddana Ayuub ayaa hadalkiisii sii waday, oo wuxuu yidhi, 2 Waxaan ku dhaartay Ilaaha nool oo xaqayga iga qaaday, Kaasoo ah Ilaaha Qaadirka ah oo naftayda dhibay; 3…

AYUUB 28

1 Hubaal lacagtu waxay leedahay god laga qodo, Oo dahabkuna wuxuu leeyahay meel lagu safeeyo. 2 Birta waxaa laga soo bixiyaa ciidda, Oo naxaastana waxaa laga dhalaaliyaa dhagaxa. 3 Dadku…

AYUUB 29

1 Oo haddana Ayuub hadalkiisuu sii waday, oo wuxuu yidhi, 2 Waxaan jeclaan lahaa inaan ahaado sidii waayihii hore, Iyo sidii aan ahaan jiray markii Ilaah i dhawri jiray, 3…

AYUUB 30

1 Laakiinse haatan waxaa igu majaajilooda kuwa iga da’ yar Oo aan aabbayaashood quudhsan jiray inay xataa la fadhiistaan eeyaha adhigayga. 2 Nimanka xooggoodu dhammaaday Itaalka gacmahoodu muxuu ii tarayaa?…